NuorathinsporTina

NuorathinsporTina

Share

Welcome to my really page 🙌
Waxan ka saacidi doona inaad noqotid player xirfadiisu ay aad u wngzn th

09/11/2023

Fede valverde2029

🤩 👕

27/08/2023

Jiil-kan hadda u dheela Real Madrid ciyaartoyda ugu goolasha badan 👇

▪Vinicius Junior 60 Goal
▪Rodrigo 38 Goal
▪Modric 37 Goal
▪Vasques 33 Goal
▪kroos 27 Goal

Photos from NuorathinsporTina's post 15/07/2023

Training

Nacho
Carvajal ayaa dip ugu soo laabtay tobobarka iyo ciyaartooyo fara badan
Halka
Vini
Militio
Rodrygo
Camavinga
Ay brazil ay ku tobo baranayaaan

15/07/2023

14 sano ayaa laga joogaa markii Cristiano Ronaldo lagu soo bandhigay karoonka Real Madrid ah iyadoo ay soo xaadireen 80,000 oo taageerayaal ah garoonka Bernabeu.

Xataa wuu rumaysan waayay intaas oo tageera ineey soo qadireeen soo bandhigiistiisa goat waxeey la noqotaay in kulan la ciyaarayo 😅😂🐐👑

Please


Inta nagu caawi👊👑🙌

10/07/2023

F O O T B A L L is A respect 👊🙌♻

Please da igu sharaf iyo
intaba🙌
Thank you

09/07/2023

Dhiiri galiye 🙌
3 qodob oo xirfadada ku badeed kor ugu qaadi kartoH! !!

Ma tahay player ka dheela difaac dhexe ku dhaqan qodobadan mar walba waxad noqon doonta lama taabtaan?

1 / waa inaad Lee dahay physical ad qofka iskaga dhicin kartoH

2/ wa inay kugu jirin wax cabsi ah

3 / inaad xoreysan kartoh dhulka halista ah cidna ha u ogolaan inay soo gudub to

Please igu sharaf🙌

Maso badiya??

17/04/2023

Goatka kubada cagta had ii rag iska celis meel la iska dhigaayo 😯
Waa goatka kubada cagta 💪💔

19/11/2022

ZahaL leo ex awdaL❎💪❎📛✌🔆💪💪

17/11/2022

Sh.xuseen cali 🚫
Istaag wll ✋ ku sali rasuulka SCW❤ ❤SCW ❤SCW ❤SCW❤ SCW❤ SCW ❤SCW❤

Like noo balan ah💢❎

16/11/2022

Aduunyadu waa daryeel,daryelka wixii ku nool ,abwaan hadraawi Alla ha u naxaristo😩
Please -
-
intapa dhac kuzi ✋🔅🔆♑

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Borama