Borama Sports TV

Borama Sports TV

Share

Waxaan Astaan u nahay Horumarinta ciyaaraha iyo dhiirigalinta dhalinyarada ee Gobalka Awdal

15/07/2022

Hanbalyo Naadiga W Ganacsiga Awdal oo ku guuleystay Koobka ay martigalisay Xidhiidhka Kubadda Cagta Gabiley ee Galbeed Cup kaasi oo ay isugu yimaadeen kooxaha ka dhisan Magaalooyinka Hargeisa, Boorama, Wajaale iyo Gabiley oo iyadu martigalinta lahayd.
Borama Sports TV like share and follow

15/07/2022

Raheem Starling muxuu yiri?

15/07/2022

Kooxaha codsadey in laga joojiyo ciyaartooga tartanada dalalka jaarka ahi waakuwa caasimada ee anaga maaha. Anaga kooxa borama ahaan arinta kamaanu wada hadal koley gebolada kale aan caasimadu kujirina waa nala mid.

Tartan lagu qabto garoonka Borama waxa noogu dambaysey November 2021 marka ciyaartoogu miyu iska fadhiyaya.

Ayuub King
Borama Sports TV like , share and follow

05/08/2019

Naadiga Maaliyada Awdal Zero A

05/08/2019

Naadiga dawlada hoose ee borama Zero A

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Borama Sports
Borama
1234