Naadiga C.Asluubta G.Awdal

Naadiga C.Asluubta G.Awdal

Share

Bartani waa page ka Rasmiga ah ee Naadiga C.Asluubta G.Awdal

18/09/2024
Photos from Naadiga C.Asluubta G.Awdal's post 30/07/2024

Diyaar golowga Horyaalka Heerka kowad Gobolka Awdal

13/02/2024

ciyaar qurux badan oo gusheda wadata incha allah
Forceciidinakaasluubta๐Ÿ’ช

10/10/2023

โ€Ž( ุฅูู†ู‘ูŽุง ู„ูู„ู‘ูŽู‡ู ูˆูŽุฅูู†ู‘ูŽุง ุฅูู„ูŽูŠู’ู‡ู ุฑูŽุงุฌูุนููˆู†ูŽ)
Anaka oo isku duuban guud ahaan mamulka kooxda macaliminta iyo playerskuba waxa aan murugada La qaybsanayn walalken palyer mowliid mowga oo uu xaqii alle ku imid abihii allaha u naxariisto wll aaaBo janooyinkisana allaha ku cusuumo samir imaan allaha inaga siiyo

10/10/2023

Photos from Naadiga C.Asluubta G.Awdal's post 01/09/2023

Anaka isku duuban mamul iyo ciyartoyba waxan aan u hambalyaynaynaa guud ahan ardayda Bari ka qalinjabinaysa jamcada wayn amoud university si gaara 3 player iyo macalinka kooxda oo ka mida ardaydas congratulations ๐ŸŽŠ
we are unity congratulations our hearts โค๏ธ ๐Ÿ‘จโ€๐ŸŽ“
MuztaFe ODey
Khadiir Apdo Rahman
Fathi Ismeal
Hazan Arab

11/08/2023



11/08/2023

Naadiga Ciidanka asluubta Boorama
vs
๐Ÿ‡จ๐Ÿ‡ด

Manta oo ay tahay malin jimce ah wxaan gobolka Awdal ku Marti galin dona oo ka imid dona

Xaaji Daahir Stadium

:00

insha allah wxaan Rajaynana Ciyar qurux badan labada dhinacba

Asluubta Borama waxan Rajaynaynaa Guul๐Ÿ’ช

Photos from Naadiga C.Asluubta G.Awdal's post 19/07/2023

Welcome

Photos from Real Sports's post 19/07/2023

Traning

19/07/2023

Asluubta gobolk awdal Traning

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Borama
ASLUUBTABORAMA