Sharmaake capdiraxmaan

Sharmaake capdiraxmaan

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sharmaake capdiraxmaan, Sports, Borama.

18/08/2023

🚨 Tyler Adams wuxuu saxiixay ciyaariyaan cusub oo Bournemouth ah heshiis shan sano ah

18/08/2023

🚨 rasmi nicolo zaniola ayaa Aston villa kaga soo biiray galatasaray heshiiska waala dhameeyay
Fabrizio romano@

18/08/2023

🚨 Luciano spalleti ayaa loo magacaabay tobabaraha cusub ee xulka Italianka

18/08/2023

🚨 galatasaray iyo Chelsea ayaa dhamaystiray heshiiska ziyech waxayna sugayaan ciyaariyaanka

Ka dib tijaabada caafimaadka ziyech ayaa la filayaa galinka danbe ee maanta inuu Istanbul ku noqdo ciyaariyaan cusub oo galatasaray ah

18/08/2023

Hadii uu heshiiska lucas pauqeta uu burburo mancity ayaa u dhaqaaqi doonta dani olmo "bild"

18/08/2023

🚨 breaking lucas pauqeta iyo man City heshiiska ayaa hada ku dhow inuu burburo

Wada hadalada ayaaa hada fasax ah West Ham waxa hubaal ah inuu heshiisku burburi karo ciyaariyaanka khadka ee rer Brazil ⛔️

18/08/2023

Pochetino oo ka hadlaya recce James wuxuu maqnaan doonaa dhawr todobaad lakiin waxa fican ma ahan arin wayn "🔵⚠️

Fabrizio romano@

18/08/2023

🚨 rasmi wataru endo ayaa la soo bandhigay inuu yahay ciyaariyaan oo Liverpool ah ka yimid stuttgart 🔴🇯🇵

Fabrizio romano@

18/08/2023

🚨 Rasmi romeo lavia ayaa saxiixay ciyaariyaan cusub oo Chelsea ah heshiis dhan 58£m

18/08/2023

Westham United ayaa qorshaynaysa warned cusub oo wado hadalo ah heshiiska maxamed qudus heshiiska shakhsiga ayaa ku dhow maadaaama uu wada hadaladu qodobka uugu dambeeya loo bahan yahay

18/08/2023

Napoli ayaa ogolaatay heshiis ay kula soo saxiixanayso hibada isbaanishka gabri viega £36m oo lacag ah

Heshiiska ayaa ku kacaya 30 lagu daray 6£m waxaa la diyaarinayaa tijaabada caafimaadka

Fabrizio romano@

18/08/2023

Kontastinos mavropanos wuxuu ku dhawaaqay u dhaqaaqista seria A todobaadkii h**e

Westham United ayaa hogaaminaysa tartanka ciyaariyaanka

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Borama?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Culinary Team

Attire

Telephone

Website

Address


Borama