13/08/2023
Kadib Markii Dominik Szoboszlai Kubad ka Dafay Garsoore Taylor Ayaa Liverpool Ku Dhigay Khalad, Klopp Ayaa Sidaan Uga Falceliyay.
Inyar Kadib Klopp Ayaa Afka Gacanta Saartay Si uusan Hadal uga Tagin Maadama Hada uun Uu Ganaax Kasoo Laabtay.
13/08/2023
Yaa qadi doona sanadka eplka
aragtidada🤨
15/10/2022
🇸🇴💙: SOMALIA CHAMPIONSSSS..!!!
Waxaa Nasiib U yeelanay inaa Aragno Somali Oo Koob Ku guulaysanaysa, Somalia Oo Aduunka U soo Bandhigaysa Awoodeeda
Wiilashaan Somalia Taarikh Ayey U Sameeyeen, Waxayna Ka Wada Farxiyeen Kumanaan Somali Ah oo Wligood Arag Koob Somali Ku guulaysanysa
MAHDSANIDIIIIIN 😭👐❤️❤️❤️
12/10/2022
Maxamed Salah idinkaa isku taabtay ee ka xaaxaabiye Hee. 6 daqiiqo ayuu 3 Gool ku dhaliyay
Libaaxa idinkaa isku kiciyay ee isku diyaariya xasuuq. City ayaana ugu horeeyso
09/10/2022
Rasmi:: shaxda Liverpool walle waa loo yabaa arsenal Jota waakan
09/10/2022
Goooaaal!
Somalia🇸🇴 (1-0) Tanzania🇹🇿
Isreebrebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa.
09/10/2022
SOMALIA vs TANZANIA - SUPER SUNDAy
Wiilasheena 17-jirada ka yar ayaa maanta la ciyaari doona Tanzania, waa kulan lagu xaqiijinaayo kooxda kusoo baxeysa kaalinta 1-aad ee Group A.
Xiddigaha Xulka Soomaaliya waxey u baahan yahiin guul iney ka gaaraan Tanzania si ay kaalinta 1-aad ugu soo baxaan, waxaana xusid mudan in 2018 ay labadaan xul isku arkeen final-kii koobka CECAFA ee ka dhacay Burundi.
Maxaad u rajeyneysaa xiddigaheena?
Aragtidaada 👇
08/10/2022
Walle cunuganaa waNa waala
2 goaal
08/10/2022
7 sano kahor Maanta oo kale ayuu Liverpool Yimid kadibna Taariikh ayuu ka sameeyay oo waa inkaar bixiyay kooxda sida 30-kii sano ee horyaal la,aanta
Klopp waa cajiib
Mubarak Mubarak A. AhmedMubarak A. Ahmed Ahmed