14/01/2023
بسم الله الرحمن الرحيم
14/1/2023
ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ
ᴀɴᴏᴏ ᴀʜ ᴀʜ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴀ ᴅᴇɢ ʙᴜʀᴛɪɴʟᴇ ᴡᴀxᴀɴ xᴀɢᴀɴ ᴅʜɪɪʀɪɢᴀʟɪɴ ᴜᴍᴜᴜ ᴊɪɴᴀʏɴᴀ xᴜʟᴋᴀ.ᴅᴇɴɢᴀᴍᴀᴅᴀ ʙᴜʀᴛɪɴʟᴇ ᴏᴏ ᴡᴀxᴀᴀ sɪ ᴋʜᴀᴀs ᴋʜᴀᴀs ᴀʜ ᴛᴀᴀɢᴇᴇʀᴇ ᴜᴍᴜᴜᴊɪɴᴀʏᴀ xᴜʟᴋᴀ ᴅᴇɢᴍᴀᴅᴀ ʜᴇᴇʀᴀʀᴋᴀ.ᴋʟᴀ.ᴅᴜᴡᴀɴ ᴇᴇ ᴋᴏᴏxᴅᴀ #ɪғᴛɪɴғᴏᴏᴛʙᴀʟʟᴄʟᴜᴘ
ᴡᴀxᴀᴀ ʟᴇᴇɴᴀʜᴀʏ ᴅʜᴀᴍᴀᴀɴ ᴘʟᴀʏᴇʀɪɴᴛᴀ ᴅᴇɢ ᴍᴀᴄᴀʟɪɴᴋᴀ xᴜʟᴋᴀ ɢᴀᴅᴏᴏᴍɪʏᴀʜᴀ sᴘᴏʀᴛsᴋᴀ ᴅᴇɢᴍᴀᴅᴀ ᴍᴀʀ ᴡᴀʟʙᴇ ᴡᴀᴀ ɪᴅɪɴ ɢᴀʙᴀʀᴛᴀᴀɢᴀɴ ɴᴀʜʏ ʜᴀᴅᴀᴀɴ ɴᴀʜʏ sʜᴀᴄᴀʙᴋᴀ ᴅᴇɢ ᴡᴀxᴀɴ ɪᴅɪɴ ʟᴇᴇɴᴀʜᴀʏ ɢᴜᴜʟᴀʏsᴛᴀ
10/09/2022
#𝗕𝗶𝘀𝗺𝗶𝗹𝗮𝗮𝗵
𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗺𝗮𝗮𝗻𝘁 𝗸𝘂𝗹𝗮𝗻 𝘀𝗮𝗴𝗼𝗼𝗻𝘁𝗶𝗻 𝘂𝘀𝗮𝗺𝗲𝗻𝗮𝘆 𝗸𝗮𝗽𝘁𝗮𝗻𝗸𝗶 #𝘀𝗲𝗿𝗲𝗔 𝗲𝗲 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗶𝗳𝘁𝗶𝗻 𝗙𝗼𝗼𝘁𝗯𝗮𝗹𝗹 𝗰𝗹𝘂𝗽
#𝗠𝗼𝗵𝗮𝗺𝗲𝗱 #𝘀𝗵𝘂𝗸𝘂𝘂𝗿 𝗸𝗮𝗮𝘀𝗼 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝗶𝗻 𝗯𝗮𝗱𝗮𝗻 𝘄𝗮𝘅 𝘂𝘇𝗼 𝗾𝗮𝗯𝘁𝗮𝘆
𝗢𝗼𝗼 𝗱𝗮𝗹𝗸𝗮 𝗱𝗶𝗯𝗮𝗱𝗶𝗶𝘀𝗮 𝘂𝗱𝗵𝗼𝗼𝗳𝗮𝘆𝗮
𝗗𝗵𝗮𝗺𝗮𝗮𝗻 𝗸𝗼𝗼𝘅𝗱𝗮 𝘄𝗮𝘅𝗮𝗮𝗻 𝗹𝗲𝗲𝗻𝗮𝗵𝗮𝘆 #𝘀𝗮𝗳𝗮𝗿𝘀𝗮𝗹𝗮𝗮𝗺𝗮
18/07/2022
#𝗜𝗙𝗧𝗜𝗡 #𝗙𝗢𝗢𝗧𝗕𝗔𝗟𝗟 #𝗖𝗟𝗨𝗣
𝗧𝗜𝗠𝗘 𝗧𝗥𝗔𝗜𝗡𝗜𝗡𝗚
14/06/2022
بسم الله الرحمن الرحيم
New
Iftin football Clup
waxa maanta 13 Jun 2022 Dresa cusub Home furtay kooxda heerkeeda labaad
02/05/2022
*كل عام وانتم بخير* *
*_May you be good every year*_🥰
Waxaa Dhamaan farxada Iidul fidriga laqaybsanaynaa Dhamaan umada somaliyeed👥Gaar ahaan reer burtinle👨👦👦 waxa idinleenahay dhamaanten inagoo isku Duuban Eid wanagsan Cimri Dheer iyo Cibaado suuban
EID MUBARAK 👳♂️
01/05/2022
بسم الله الرحمن الرحيم
30/4/2022 Waxaa nosso gabagaboobay Ramadan Cup oo usocday heerarka kla duwan ee naadiga
Heerka ee kooxda ayaa si quruxbadan oo ugu soo gabagabooobay
Waxa kuguukaystay Cupka kooxdi ugu dadaalka badnayd ee
24/04/2022
رمضان مبارك
بسم الله الرحمن الرحيم
Waxaa meel fican noomaeaya Ramadan cup oo shaly semi final wada ciyaren labada kooxood ee HALGAN FC 4 IFTIN SC 2
Kulanka ay labada teamba ay soo bandhigeen ciyaar qurux badan waxy guushu raacday Halgan FC oo saa ugu gudubtay Final
SADAALI KULANKA GLABTA KOOXDI FINAL UGUDBI LAHAYD
HILAAL FC SAXANSAXO FC
10/04/2022
Waxaa si habsami leh usocda رمضان CUP kaas shalay ladheelay kulanki labad ee cupka.
Ay iskaga horyimaden labada koox ee
4 3
Kulankaas oo ay guushu raacday
FC
09/04/2022
بسم الله الرحمن الرحيم
Waxa 8 APRIL 2022 noo bilabmay رمضان CUP oo sanadkiiba mar teamka loo qaban jiray
Waxa teamka loo kla qaybiyay 8 kooxood oo kla ah
FC
FC
FC
FC
FC
FC
SC IYO FC
waxa shaly ladheelay kulanki ugu h**eeyay oo ay wada ciyareen labada koox ee kala
HALGAN FC IYO RAADSAN FC
Labada dhinac waxay soo bandhigeen ciyaar qurux badan waxayna guusha raacday RAADSAN FC
RAADSAN FC 3 HALAGAN FC 2
Waxa maantab 9_4_22 laciyaari kulanki labad ee cupka kaas oo ay wada ciyaarti
FC
10/02/2022
الحمد لله
Dhalinta Heerka ee FC iftin football club
08/02/2022
الحمد لله __
Ilaahay bay mahad usugnaatu marka h**e
Marka labaadna Bahda sports ka dagmada ugu h**eeyo gadoomiyaha oosoo abaabulay kulankan quruxda badna
Labada kooxodba waxay soo bandhigeen kubad quruxbadan
Badiyaa waa bahdeena Guulaysta dhalinyaro insha allh__
(4)HORSEED O(5)
31/01/2022
Sawiro : Tartanka kubada cagta deg:Burtinle
Match day IFTIN 2 SALAAMA 1