M_C_C FootBall CluB

M_C_C FootBall CluB

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from M_C_C FootBall CluB, Sports Team, Bosaso, Bosaso.

01/05/2022

Bismilah 🙏

Waxa xalay La Ciyaaray kulanki ZeMi Finalka ee koobka Isdhexgalka Dhalinyarada Xaafada Ee Bisha Ramadan Waxana Wada Ciyaaray⚽🙏

● Lionz M-C-C⚽♥️
●Fc:fardowz

🏟MaandeeQ GardeN⚽
🕓 8:20 pm⚽

Wxy Guuzhu RikooraYaaall ku RaacDaY Lionz M-C-C HamPalYoH♥️⚽🙏

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 24/04/2022

Bismilah ♥️🙏

Waxa xalay La DheelaY kulanki 4aad Ee Kobka Isdhexgalka Dhalinyarada Ee Ramadan Cup Waxaana Wadda Dheelaya.⚽

●Fc:QaraN
●Lionz M-C-C

🏟 Maandeeq Garden
⏲ 8:30 pm

CIYAARTAAZ OO WAXBA LAYZKU REEBAN WAXAY KUZOO GABAGABOWDAY 5 GOAL IYO 5 GOAL OO LA MIDA BAR BAR DHAC♥️⚽

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 22/04/2022

Bismilah ♥️🙏

Waxa Cawo Bilabmaya kulanki 3aad Ee Kobka Isdhexgalka Dhalinyarada Ee Ramadan Cup Waxaana Wadda Dheelaya.⚽

●Fc:BalizaGaN
●M-C-C

🏟 Maandeeq Garden
⏲ 8:30 pm

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 21/04/2022

Bismilah ♥️

Waxa cawo La Ciyaray Kulanki 2aad Ee Kobka Isdhexgalka Dhalinyarada M-C-C Ee Ramadan Cup Waxaana Wadda Dheelay.

●Lions M-C-C⚽
●Fc:XiDiGaHa⚽

🏟 MaanDeeQ GarDeN
⏲ 8:00 pm

kulankaaz oo kuzoo DhaMaDaY BarBar DhaC 3 iyo 3 Halkaaz oo naadi walpa uu ku heley 1 point⚽ DhaLinyaro GuuL iYo GoBoNiMo⚽♥️

28/01/2022

BisMiLaaH:

OGeysiis oGeysiis oGeysiis
Wxaa La oGeysiiNaYaa DhaMaan TaGeraYasha NaaDiGa M-C-C in Dib Loo Furi DooNo Xili CiyaareeDkii NaaDiGa Sababo Laxiriira Fazaxii NaaDiGu GaLaY MuDaDii KoobneYd.

DhalinYaro Guul ioH GoBoNiMo✌️

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 08/11/2021

Wxaa Maanta barteena FaceBooK Marti iNooGu aH CabtainKa NaaDiGa M_C_C FootBall CluB♥️⚽

HoGaaMiYe DulQaaD LeH✌️
HoGaaMiYe DaBeeCaDLeH♥️
HoGaaMiYe DhiiriGeliYe aH⚽

Waaa playerka Magciisu yahy✌️
MasCutt Bille JosePh⚽♥️

Oo kumagaca Dheer 📸Bille photogrphy📸🙏

Runtii Waa cabtain Usoobaxay Dhalinyarada soomaliyed Ee kubada cagta♥️⚽

Kasoo Jeda Puntland G/Gobalka Bari ♥️

Wa player dhan walba Shaqo ahan Udhamysa⚽

Shooting✌️
Pass⚽
Force🤞
Training fully🏆
Experience🏅

Position 19⚽
Higth 1.2⚽
Enviroment Bari⚽

Waxan Kuleyayhy bwe Duco iyo Habaar midna Uma Baahnid♥️✌️

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 20/10/2021

Muslim 19 ❤️⚽wa laacib kamida xulka M_C_C waa shakhsi dabci wanag oo dhan kulansadey❤️⚽

Wa xirfadle ka dhela bosas fara badn haba ugu badnadee bosaska labada garab iyo dhexda h**e wa 19 uso baxay M_C_C wa go'aamiye kulamada waweyn.

What is player😘

Wa lacib isku akhlaq wanag iyo kupad wanag kulansady❤️⚽.

Bilowga wayihisa qarnka waxa uu durba soo jiitay dhaman mucashiqin badn oo dawady isaga.⚽❤️

Waxa uu kuso guuleysty koopap farabadn oo uula qadey nadigisa fc m_C_C⚽❤️

Waa player aragti dher wa player ay cabsi dareman difacayadu marka uu kupada wato .⚽

Wa mowhipa somalia u so baxdy⚽
Waxy isku qabciyaredyihin laacibka reer brazil ee countinho ❤️⚽

Waxy dabaldaga goolasha isaga midyihiin xidigaha lucas moura iyo piera emrik abaumayang oo looga dambeyo dabaldagayada qaalmo rogodka❤️⚽

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 20/10/2021

Bukhaari BoolMo Waa player aragti dher wa player ay cabsi dareman difacayadu marka uu kupada wato .⚽❤️

Wa mowhipa somalia u so baxdy ⚽
Waxy isku qabciyaredyihin laacibka reer brazil ee countinho ❤️

Waxy dabaldaga goolasha isaga midyihiin xidigaha lucas moura iyo piera emrik abaumayang oo looga dambeyo dabaldagayada qaalmo rogodka⚽❤️

What a genious😉

Wa xirfadle uu u hiiliyey waqtigu ⚽
Waa xirfadle qaaab dhismedka jirkisu dhisanyahy❤️

Waxa uu kulansady dhaman xirfadlayashn kupadooda
Gasmadi messi ⚽❤️
Goolashi iyo boodintii CR7❤️
Skillski neymar⚽
akhlaqdi iniesta✌️
Hogaminti puyol✌️
Controlki zizu zidene✌️

Alla muxxuu cajiib yahy ❤️⚽
Alla muxu malinba malinta kasi dambaysa kasi yaabinaya ⚽
What a player alla muxu xidig yhy❤️

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 20/10/2021

Laacibka M_M_C fc ee bosaso xidiga gobolka bari⚽madadaliye iyo karti badane ku dheela lugta bidix⚽wiilka aan ka hadlayno waa yahye yaasiin dhubdhe⚽❤️.

waa laacib da yar kaas oo firfircoonantiisa la daremey bilowgii sanadkii 2018. Waxa uu kaso saftay garoomo badan oo ku yaal puntland ⚽ xiddigan waa mid ku caansan booska burburiyaha ama number 44⚽ sido kle waa laacib ka dheela booska daafac dambeedka bidix.❤️⚽

Wa laacib dhiirigelin kalsooni iyo xirfad kubaded isku darsadey waa qaabeye iyo burburiye Daafaca waa akhriye kulamada waaweyn waa xidig halis ku ah laadadka xorta ah mucjiso lagu baxsado waqtiyada dhimashada❤️⚽

yahye❤️ hormar wacn pwe guulo waweyn baa ku rajyn
wllkyow❤🏅⚽️

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 20/10/2021

Cabdulaahi xareed mohamud⚽ wa xirfadle ku xamaasha lugta midig kana ciyara kubada booska 6❤️⚽
Wa kubad sameeye heer sare ah u dhela si feejigan o leh khibrad sare ⚽❤️
Ilahyna haybd u siyay kubada❤️

Abdalla wuxu ku magac dheeryahy BoGBa❤️

Wa mid kamida ciyaartoyda kooxda heerka 2aad ee M_C_C bosaso⚽❤️

Magaca: abdala xareed (bogba)⚽
Qarankisa: somaliya⚽
Kooxda: M_C_C fc BoSaSo⚽
Numberka: 6⚽
Lugta : midig⚽

Wuxu cawiye ka noqday 4 gool
Halka u dhaliyay 3 gool

Abdala xareed bogba❤️wa mid kamida hubka ay ka dhaca kooxda M_C_C✌️

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 20/10/2021

MariO BalaTooLi⚽ wa werar yaHanka ugu fcn
Werar YaHanada aFka H**e dhamman
NadiYada Xfada..✌️
Runti wa werar yaHan leH xirFad io Hami sare.. wa werar yaHan racasho leH.❤️
Wa werar yaHan marka u kubada wato
WalwaL ku abura diFacyada ka zo Hor jeda.
Waxn rajeYn inu Hormar ka Gari dono
Kubada cagta⚽️⚽️⚽️

Photos from M_C_C FootBall CluB's post 20/10/2021

KOOXDA M_C_C FC AYAA MANTA BARTEDA SOCIAL MEDIA KUYARA HUSAYNA TARIIKHDA AY SOMARTY KOOXDU ⚽WAXY SOMARATY MARXALADO KALA DUWAN JILAL KALA DUWAN
KOOXDA FACA WEYN WXAA LA ASASAY SANADKI 2010 ⚽
MURIIKH FC WA KOOX KADHISAN GOBOLKA BARI GAAR AHAN
MAGALA GANACSIGA PUTLAND EE BOASASO ⚽
GAAR AHAAN HAFADA MAZJiD FAADUMO⚽❤️
DHALINAYARDA WA JIIL DAHAPIYA HAL MAR KASOWADA KACAY
GOPOLKA WNA DHALINYRO ISLA HAYSTA ⚽

KOOXDU WAXY GARATY GUULO FARAH BADAN
IYO KOOBAB TARIIKH AH AY KU GUULEYSTAY ⚽

HYE KOOXDAN MAHAA KA AMISANTAHY TAGEERE
HDAA KOOXDA TAAGEERTO NOOGU REEB FARIINTA POSTIGA ⚽

WANU KUTIXGALIN TAGERNIMADADA IYO FIKIRKAA KUDARSATO❤️⚽

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso
Bosaso
00252