Tigers Xamdaan Foot Ball Club

Tigers Xamdaan Foot Ball Club

Share

ku so dhowow page ka tigers xamdaan��

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 22/06/2024

Tigers Xamdaan Football Club🦁

21/06/2024

Tigers Xamdaan🦁

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 21/06/2024

Naadiga Tigers Xamdaan Oo Ku Dheelay Garawe
{Mire Awaare🏟️} Lana dheelay Naadiga Falamingo Guushuna Raacday xamdaan 1:0⚽️💪

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 16/03/2024

Xalay oo Bishu ku beegnayd 15/3/2024 waxa si habsami leh inoo ku Furmay Koobkii sanadlaha oo ahaa oo ay Marti Gelin Jirtay Teamka Faca wayn ee *TIGERS XAMDAAN* oo Loo gu Magac daray Ramadaan cup waxaana Ka qayn galaya 8 kooxood waxuuna inoo Ku furmay Bilow qurux badan waxana alle ka rajaynaynaa in uu dhamaad qurux badan leh inoogu dhameeyo Insha allaH❤🏆🤲

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 15/12/2023

Isagu waa dayar cajiiba kana dhela bosishino badan sida -, Rb, Dmf, Cmf, Amf Lwf Cf Waa balayar dahabiya Teamkana waxa uu ku soo biiray sanadki tagay 2021 wuxuna usaxiixay Teamka ilaa 2026 Magaciisuna waa Ridwaan oo ku magac dheer (Ronaldinho 🔟)⚽️👏

25/11/2023

■Breaking news......■
ZADAAM WARSAME SAID oo Ah Coachka Tigers Xamdaan oo Loo sameeyay Heshiis Kordhin Muddo 6Sano Ah 2024/2025 Ilaa 2029/2030 Waxaanu Leenahay Hambalyo Xilkaa Laguu Dhiibayna Si Fiican uga soo Bax
CONGRATULATIONS MACALIN 🎊 👏 💐 🥳

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 09/07/2023

Qeybtii labaad ee safarka salaman End/Dhamaad 2023

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 09/07/2023

🤍Dhamaan Tageerasha teamka faca weyn Tigers Xamdaan Foot Ball Club Waxaa ogeysineynaa safarki sanad laha ahaa inuu soo dhamaday si farxad iyo guul leh uu ku soo dhamady aad iyo aad ayaa umahad san tihin tagerayasha teamka❤⚽️🤛

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 18/05/2023

👤Waxaad kamid ahayd Raga noogu qiima wayn teamka tigersxamdaan lkn waqtiga nakala kaxeeyay sxp mar walba garabkeena ahaan doonta qalbiyadeena k**a bixi doonto safar salaama bosaaso to canada🥹❤️Doon weheliye by ⚽️

Photos from Tigers Xamdaan Foot Ball Club's post 20/04/2023

Dhaman umada musliminta mel kasta oo ay joogan Waxaa lenhy Anago isku duban CIID MUBAARAK EID MUBAARAK ❤🙋‍♂️ Waxaa farxd noo ah in aan malinta ciida ah an farxda la qaybsano tageerasha teamka Tigers Xamdaan Foot Ball Club

19/04/2023

Kani Ibrahim JoNka wana Mid kami ah playarinta Xamdaan waxa uuna uga dheela garabka Midig waa kubad qurxiye waa da'yar aad ufican kuba cagta ugu bandhiga fiican xilli ciyaaredkan wana mid kam Yahay palyerinta Loowgu jecelyahaY kubada cagta wana kii ugu bandhiga qurux badan Cup Ramadanka waxan kuleenahaY halkaas bandhigada kasiiwad iyo xilli ciyaredkaga quruxda badan🙏❤️⚽️

10/04/2023

Waxa cawa lugti 3aad bilabaya kobka labada team ee kala ah Team barazil vs Team Lambr one sadali oo ku guleyso 20$

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Tigers
Bosaso
1000