P,F,C Puntland football club harfo

P,F,C Puntland football club harfo

Share

Kani waa bgeka rasmiga ah ee kooxda P.F.C
Ee kadhisan D.Xarfo ee gobolka mudug


Follow and like

Photos from P,F,C Puntland football club harfo's post 18/09/2025

Hambalyo hambalyo Gudoomiyaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Degmada Xarfo Zakariye Bashiir Faarax ( Lugeeyo )

26/07/2024

Puntland football clup oo galabta garaacday dhigeeda bisha cas

Guulo badan gaara dhalinyaro ✌️✊️

23/07/2024

Waxa bilaabanaya koopka heerka 2aad ee degmada xarfo
Kooxda faca wayn ee puntland football club
Waxa urajayn guul insha allah
Dhamaan playerinta kooxdana waa inay yimaadan traningka ama almiitada ✌️✔️

Photos from P,F,C Puntland football club harfo's post 03/01/2024

"Saxiixa Qarniga 1/3/2024"
Kooxda faca wayn ee puntlan football club ( P.F.C ) Ayaa Hashiis calamiya oo 2 Sano ah Kuna eg , 2026 lagashay Player-ka da,da yar Abdirishiid cismaan (Busquet) isago uga soo waregay kooxda Bisha cas si, (free deal) ah
.F.C

Guul 👏

09/07/2023

NEW LOGO PUNTLAND FOOTBALL CLUB 🙏❤🔐

07/07/2023

Puntland football club we are ready 💪
Waxan dhaman kooxda puntland ogaysinayna dhaman asxabta inaan diyaar unahay koobka sera B D.Harfo
N:B waxan ogaysis kooban xagn uga gudbinaynayna dhaman playarint
a inay udiyar garowan training koxda

22/03/2023

.

Kooxda puntland football club
waxay umadda muslimiinta ah ugu Hambalyaynayaan curashada Bisha barakaysan ee Ramadaan🌙

Photos from P,F,C Puntland football club harfo's post 06/02/2023

Waxaa socda Dardargalinta iyo isu diyaarinta Hormar cusub ee kooxda Puntland football club ( P . F . C )
Waxaan saxix 2bo sano iyo Bar ah kooxda puntland football club ay lagashay playerka Abdiqafar maxamed Ahmed ( lugta) oo ahaa xidig kooxda uga soo biray Acadamiyada kooxda P.F.C sanadkii laso dhafayna kuso biiray kooxda waxan urajenayna inuu laqaato kooxda Hormar wacan oo wanagsan sodhawaw Bay kuleyihii mamulka kooxda

01/02/2023

JAMA ALI 8️⃣
LIIXI 4️⃣

MAXA KU XASUUSATA LABADAN LAACIP
INTAY JOOGAN KOOXDA P.F.C

31/10/2022

JAMAC ALI JAMAC bay kooxdu lagaartay Hashiis 2bo sano ah kas oo kamida playerinta ay kooxdu kusoo biiray seosonka cusbaa 2022 bishii Agosta
Hormar wacan zxp

Ka. Xafiiska kooxda p.f.c 🇸🇱❤🙏

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso