02/04/2022
Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo kudhow inay xakameyaan fidida dabka.
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hooyga Sports, Sports League, Bosaso.
02/04/2022
Ciidanka Dabdamiska Somaliland oo kudhow inay xakameyaan fidida dabka.
01/04/2022
DOWLADA SUCUUDIGA ayaa ku dhawaaqday in dalkeeda laga arkay bishii Ramadaan barina ay tahay soon
01/04/2022
Ilyaas Cup galkacayo kulanka k**a danbaysta
waxa isaga hor imaanaya Galabta
CHH FC Vs SHAAM PLUS final
01/04/2022
Wafdi uu hogaminayo guddoomiye xigenka XSKC oo ka qayb galay shirweynaha FIFA.
Wafdi xiriirka Kubbadda cagta Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay shirweynaha xiriirka Kubbadda cagta aduunka ee FIFA.
Wafdiga oo ka koobnaa guddoomiye ku xigenka xiriirka Cabdullahi Shiikh Nuur, xubin guddiga fulin Cumar Maxamuud Nuur (Muganbe) iyo xoghayaha xiriirka Kubbadda Soomaaliya Yusuf Muxiyadin Axmed.
01/04/2022
SWIRO:-Magaalada Garoowe waxa ku soo dhamaaday tartanka is dhexgalka xaafadaha Caasimada Puntland.
HOOYGA SPORTS