Mohamett jawaari official

Mohamett jawaari official

Share

pagekan waa pagekayga saxda ah
fadlan ku soo dhowoow walaal gacmo furan adigoo ku mahadsan soo booq

30/12/2020

Saadaali oo ku guuleyso $100 kulanka adag ee Final-ka Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 ee u dhaxeeya kooxaha kala ah Galmudug vs Banaadir.

Sharuuddaha:-
1. Like saar page-ka
2. Share-garee post-ga
3. Saadaalintu waxey ku egtahay markey bilaabanto ciyaarta.

F.g: hadii aadan shuruudaha buuxin, qofka buuxiya ee kaa dambeeya baa abaalmarinta heli doona.
Nasiib Wacan.

01/12/2020

Madaxtooyada Puntland ayaa ka soo jawaabtay baaqi ay dhowaan u direen xildhibaanada Mucaaradka ah, ka dib markay Maalin ka hor yimaadeen hogaaminta shir gudoonka Golaha wakiilada Puntland.

Iyadoo uu wali haawanayo Hoolka shirarka ee Baarlamanka Puntland ayaa Caawa Xarunta Golaha Aminigeeda lagu wareejiyay Ciidamo ka tirsan Booliska Puntland iyadoo gabi ahaanba laga qaaday gaadiidki dagaal ee xarunta horay u joogay ku waas oo ka Amarqaata Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Cabdirashiid Yuusuf Jibriil.xigasho kilwa media

Mohamett jawaari

01/12/2020

Ciidamada Milatariga Wadanka Suudaan ayaa lasheegayaa in ay qabteen Hogaamiyihii Maleeshiyada Tigreega.

Hogaamiyaha Maleeshiyada Tigreega oo watay tobaneeyo kale oo Maleeshiyo ah oo ahaa kuwii Ciidamada Milatariga Itoobiya kula dagaalamayay Gobolka Waqooyi ee Tigreega ayaa la qabtey iyagoo isku dayay iney ka talaabaan Xuduudka Sudan ay la wadaagto Itoobiya.

Hogaamiyaha Maleeshiyada Tigreega ee la qabtey ayaa lagu soo waramayaa inuu haysto Lacag ka badan 90 milyan oo dollar, dahab aad utiro badan iyo labo gaadhi oo Nooca raaxada ah.

XIGASHO: mohamett jawaari official

29/08/2020

Halkan uga wac ruux agtada qaali Ku ah oo magaciisu F kabilowdo hadu jiro🔥💯✅

23/08/2020

Ku Guleeyso 30K $ Kaliya Labo Kun qof ayaa Nasiib u yeelan doonnan in ee Guuleystan

24 Saac Ku Hel Abaal-Marintaada

Qabso 10 - 100 hal lambar ka mid Ah

-So Qor Lambarkaga iyo Magacada iyo Magalada aad Joogto

Sharuudaha

-Like Saar Boggan
-10 Group ku Shere Garee Postigan

Nasiib wacan Macamiil

26/06/2020

Gorma ladnanaye
Lugoyadii nadaysayeee 26 jun
Please like sar page

17/06/2020

HOOOYO xaawo SO DHE HDII AD XSHMD U HYSO ♥️♥️

ME ASXPTA AND WSH WSH WSH KU SIIII

16/06/2020

ugu baqaya dhalinyarada dobabka ah
wakhtigu ku socdo wakhtigiina ka fa idaysta
dhaliyaroy
Like saar page 👍
Sina shere garey

12/06/2020

Dalmar yare

11/06/2020

Aabaha aabihi wa awow
Awawga aabihi waa ayey kulahaa🤣🤣🤣🤣
Fadlan like sar page 👍
Sina shere garey please

10/06/2020

Iidaadi ku laha walsha hadana markii la hadlo 1saac ay baahsanane 🤣🤣🤣🤣
Fadlan like zaar page 👍
Sina shere garey wlshy /wllky

09/06/2020

Bartaye noloshi cusbayd ♥️♥️
Waxay furtay buug kaloo♥️
Waxba iska kay badalay ♥️
Fadlan like zaar page
Siina shere garey

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Bosaso