07/05/2023
Waa sadex balaayar katirsan team xamdaan waan kuwa ku haya weerarka waxeeyna kamidyahiin halgamayaashii udagaaltameyay copka waxaana layiraahada najiip zaki cadirixman. Waxaay is ku fahansanyiihiin Markee loo eego shuqul gaaleedka lio,naymar,suarez waapalaayariin mustaqbal Leh waxaan Lee yahay guuleesta poweyaal
FORCE XAMDAAN meelkastaan joogtaan guul guul
07/05/2023
Doon waa dhameestir Aan shakilaheen waa CF dhameestiran waakii kala qeeb qaatay in ay team xamdaan ku guuleestaan final kii xamdaan&x.jimire waxaayna ku dhamaatay 1&0 gooshana waaxaa ku rii xay lama taab Taha aad sawirka ku arkeesida doon guuleezo powe
Force xamdaan
07/05/2023
Sakariye wakii abid ugu fiicnaa ee zoo mara xamdaan
Force xamdaan
05/12/2022
waa da yariinta xafada xamdaan guleezta dha linyaro waligiin
05/12/2022
Team Xamdan fc Waxa ay soo bandhigeen dareyska cusub ee xili ciyaaredkan iyo diyar garow aad ubalaaran haday noqon layd daris iyo playrinba⚽️❤🙏