Modnimo fc B Eldahir

Modnimo fc B  Eldahir

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Modnimo fc B Eldahir, Sports Team, Eldahir, Bosaso.

22/04/2023

Asc halkan waxaka salmaya dhamaan umada Islamka ☪️ciid wanagsan dhamaan umada islamka meel kasta aay joogto ciid mubaarag

22/03/2023

Hambalyo Hambalyo dhamaan dadak musilimiinta
Kunool calamka waa bishi kherka ramdaan Mubaarag ilhoow nabad noo gu dhamee amiin amiin

12/02/2023

Koxdan waa koxda ugu faca ween ceeldaahir waana koxda midnimo fc guul baa rajeenayaan xiliciyaareedka soo socda inshaalah

05/02/2023

Midnimo fc guulesta marwalba💪💪💪💪💪💪💪guul

05/02/2023

Waa mid kamida kuwalagaqadariyo kubada cagta xidig tayadiiso aad usareeso waana mid kamida weereyahanada ay koxdu ugu halista badan waxana
Waxuna uu ciyaara heerka Labaad waxana Lugu magcaaba shaafici warsame faarax(shaafici) wana kooxda cabtankeedi h**e Waxuna sohogaamiyey koxda
Mudo hal sano ah guulo badana waa usoogashay gacanta zxp guul iyo gobonimo marwalba

03/02/2023

Kooxda midniimo

03/02/2023

waa playear uu ciyaara koxda midnimo waxuna uga ciyaara boska dhexda waxunaleyahay tayo aad usaresa waxalugumagcaaba moha ahmeat Jamac (qalawo) zxp guu melwalba tagto

03/02/2023

Tiim midnimo fc B waxarajeenaya inan guuleesano marwalba

Photos from Modnimo fc B  Eldahir's post 03/02/2023

Midnimo fc B

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Eldahir
Bosaso