kaah sports

kaah sports

Share

channelkena ku soo biir oo follow dheh
wsxaad ka helaysaa akhbaaraad ku qanciya

Photos from kaah sports 's post 03/12/2023

Ku Raaxayso December
Waxaa jira kulamo aad u adag

Kulankee baad sugi la'dahay

03/12/2023

Sanadkii 2008dii 𝘾𝒓𝙞𝒔𝙩𝒊𝙖𝒏𝙤 𝙍𝒐𝙣𝒂𝙡𝒅𝙤 ayaa ku guuleystay Ballon'Dor kiisii ugu horaysay

Tan iyo markaas, waxaa laga joogaa 15 sano, ma jiro hal ciyaaryahan oo ka tirsan Premier League oo ku guuleystay abaalmarintaan

Ma filaysaa in mar kale abaalmarintaan la keeno premier league ga?

01/12/2023

Manchester united 8 kulan ee u soo socda

Meeqa dhibcood baad isleedahay way heli doontaa ?

30/11/2023

Yaa Hari Doona ? 🏆🫨
Yaana Soo Bixi doona ?

30/11/2023

Bukayo Saka ayaa hadda si toos ah uga qayb qaatay todobo gool oo UEFA Champions League xilli ciyaareedkan, waana in ka badan ciyaaryahan kasta ⭐👏

Ma oran karnaa waa world class player?

30/11/2023

🚨🚨 "Shayaadiinta cas cas ayaa ku fashilmay inay ka badbaadaan cadaabtii Istanbul"... 😈😮‍💨⬇️

GALATASARAY waxay u egtahay inay Manchester united ka tuurtay usoo bixitaanka champion league ! 🥵✅

Manchester United ayaa iska khasaarisay fursad macaan
Ka dib markay ciyaarta ku hogaamiyeen 1-3

Welcome to hell
Waa astaantii ugu waynayd ee garoonka lagu Soo xardhay

Soo qabo taageere Manchester united ah kana aamu

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Address


Maqaska
Bosaso