25/11/2025
Gaallacayo: Meydka Alle ha u naxariistee Saabiriin-yar ayaa la duugayaa, ka dib markui shalay dil lagu xukumay haweeneydii lagu heley dilkeeda.
Kamaal Abdulahi Ali
Muwaadin dhalad ah oo puntlander ah baan ahay wax aan midaas ka sareesana maba aqaani♥️🇺🇿
25/11/2025
Gaallacayo: Meydka Alle ha u naxariistee Saabiriin-yar ayaa la duugayaa, ka dib markui shalay dil lagu xukumay haweeneydii lagu heley dilkeeda.
Kamaal Abdulahi Ali
24/11/2025
Gaalkacyo waxaa dil toogasho ah lagu xukumay Dambiile hodan mohamoud diiriye oo lagu helay kiiska dilka marxuumad Saabiriin Saylaan Cabdille
Kamaal Abdulahi Ali
23/11/2025
Xaalada gabadhii ku geeriyootay magaalada bosaso ayaa waxaa kasoo baxaya xogo kala duwan ay tabinayaan warbaahinta guda ah ayaa dhigaya in marxuumada ay aheed hooyo caruur leh sidoo kalena laheed uur.
: Cusbitaalka wayn ee magaalada waxaa 12:00 duhurnimo ee maantay la geeyey maydka Allah ha naxariiste gabar dhalinyaro ah oo la iigu sheegay da’ada 20-maadka kaasi oo ay ka muudaan dhawacyo kala duwan waxaana loo badinayaa in biyo kulul qaybo jirkeeda ah lagu shubay sida dhakhaatiri ay ii xaqiijisay. Maydka gabadha waxaa laga keenay xaafatul Caarab ee Bosaaso.
23/11/2025
: Cusbitaalka wayn ee magaalada waxaa 12:00 duhurnimo ee maantay la geeyey maydka Allah ha naxariiste gabar dhalinyaro ah oo la iigu sheegay da’ada 20-maadka kaasi oo ay ka muudaan dhawacyo kala duwan waxaana loo badinayaa in biyo kulul qaybo jirkeeda ah lagu shubay sida dhakhaatiri ay ii xaqiijisay. Maydka gabadha waxaa laga keenay xaafatul Caarab ee Bosaaso.
21/11/2025
Ethiopia: Toddoba xubnood oo isku qoys ah ayaa ku geeriyoodey kadib markii ay cuneen cunto loo malaynayo iney sumeysnayd, iyadoo falkani uu ka dhacay Tuulada Dashe Koto ee Degmada Meskan ee Badhtamaha Dalka Ethopia.
Qoyskani oo ka koobnaa 8-xubnood, qofka keliya ee ka badbaaday waa Hooyadii ubadka oo iyadu ku jirta ICU-ga, iyadoo aabihii iyo lix ubad ahi ay ku geeriyoodeen Cuntadani.
Booliska ayaa sheegay in falkani loo xidhxidhey ilaa 10-qof oo baadhitaan ku socdo, iyadoo Sirdoonka iyo Boolisku baadhayaan in la sumeeyay iyo inkale.
Kamaal Abdulahi Ali
21/11/2025
Dhamaan waa idiin salamay culimo waagii h**e maxaa la dhihi jiray gacantu waa qalfoofe qalbiga idinka salamay.
Jumco mubaarak shbyaal ❤️
21/11/2025
Muqdisho : Booliska oo soo bandhigay Faadumo Maxamed oo ninkeeda ku dishay toorey/middi
Kamaal Abdulahi Ali
20/11/2025
Mareekanka oo uga digey muwaadiniintiisa in ay u safraan wadanka somalia, fariinta oo u ekeed mid si adag uga digay mareekanka.
Kamaal Abdulahi Ali
20/11/2025
DEG DEG caawa waxaa lagu dilay Zakariye Abdi Salam Ciise (Black) oo ahaa wiil arday ah, ka dib markii ay haleeshay rasaas aan weli la xaqiijin cidda riday. Dilka ayaa dhacay iyadoo magaalada ay ka socdaan bannaanbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo dilkii dhawaan loogu geystay Marxuumad Sabriin Salyaan.
Mas’uuliyiinta ammaanka wali k**a aysan hadlin cidda ka dambeysa rasaasta sababtay dhimashada Zakariye.
Kamaal Abdulahi Ali
" Bosaso ma ahan kaliya astaan puntland ah waa astaan soomaaliyeed sidoo kale waa koriso waa kalkaaliso sidoo kale waa kaabto dhistay nolol badan oo shacab soomaaliyeed ah".
Mohamed Farah Said aasaasaha shirkada Weel Factor
Kamaal Abdulahi Ali
20/11/2025
🚨GAALKACAYO:-Waxa ku dhintay qof dhaawac ka soo gaaray mudaharaad maanta ka dhacay oo Haweenku Saabiriin Caddaalad ugu raadinayeen
Wariye M. Farmaajo