Maandeeq Garden and Fitness Center

Maandeeq Garden and Fitness Center

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Maandeeq Garden and Fitness Center, Main Road, Bosaso.

08/11/2022

Ogaysiis muhiim ah.

Maandeeq Garden waxaay ogaaysiinaysaa macaamiisheeda sharafta leh, in waqti xaadirkan aay shaqaynayso labada gelin ba. Halka aay awel gelinka dambe oo qudha shaqayn jirtey.

Waxa aad maalintii ka helaysaa quraac, qado iyo dhammaan cunnoyinka fudud. Fadlan ha moogaan fursaddan qaaliga ah.
Maandeeq Garden and Fitness Center

21/08/2022

Garden ugu kaalay noocyada Daafida.

Photos from Maandeeq Garden and Fitness Center's post 02/05/2022

CIID WANAAGSAN

Maandeeq Oo ay Ku taamaashaadayaan Dadweyne aad u badan.

Caruurta Farxad gelintooda waa Farxad.

Macaamiisha Sharafta leh wixii gaabis ah naga raali ahaada, mar walbana waxaan soo dhowaynaynaa talooyinkiina aan ku hor marinayno Maandeeq Bosaso.

11/12/2021

Maandeeq Garden and Fitness center

Photos from Maandeeq Garden and Fitness Center's post 16/05/2021

Maandeeq waa meel had iyo goor bulshada u adeegta.

Kusoo dhowoow Maandeeq

16/05/2021

Maandeeq iyo maalmihij Ciida

13/05/2021

Eid Mubaarak

Maandeeq oo maanta ay buux dhaafsheen Bulshada Bosaso.

Bulshada ayaa aad u faraxsanayd, Ilmuhuna way damaashaadayeen.

Photos from Maandeeq Garden and Fitness Center's post 17/12/2020

Beeraha iyo Jardiinooyinka Beerta Nasashada ee Maandeeq Bosaso.

Photos from Maandeeq Garden and Fitness Center's post 03/10/2020

Ogaysiis ...
Waxa dhamaan lagu wargelinayaa Bulshada Ku nool Magaalada Bosaaso in Dib loo furay Beerta Nashada iyo Dalxiiska ee Maandeeq Qeybaheeda kala duwan.

16/05/2018
Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Main Road
Bosaso
00252