Apdalla Salaad Firmino

Apdalla Salaad Firmino

Share

SPORTZ AL.XAMDAANIYAH

25/02/2026

Alxamdulilaah Ramadan Mubarak SaaxiibaYaaL ❤️

Photos from Apdalla Salaad Firmino's post 09/10/2021

Danee cidii ku danaysa, Inta kaley noqotay,
Inaad salaanta ka qaado ayaa kaaga filan 🖤💪

Football🙏⚽️3️⃣❤

Photos from Apdalla Salaad Firmino's post 31/08/2021

Football is a precious skill that everyone loves ♥️🇧🇷3️⃣⚽
Pagekan Like Saara kadibna Share dhaha
Ma Balaa 🤷‍♂️

15/05/2021

Halkan malayga xasuustaa sahipaYaL
✌✌✌✌✌✌✌✌✌

14/04/2021

Alxamdulilah marka kowaad ilaahayba mahadleh noo suurta galiyay inuu si qurux badan noogu soo dhamaado koobki is dhexgalka dhalinyarta xaafada xamdaan kaas oo u dhaxeeyey 8 kooxod ee ka dhisan xaafada xamdaan
Waxa ciyaarta k**a danbaysta ah isugu yimi labada kooxod ee kala ah
Kooxda Hanti wadaag iyo Kooxda Gor Gor oo guushu ku raaacday 2:0 kooxda gor gor
Intaas kadib munaasibad kooban oo lagu qabtay gudaha garoonka haldoor fitnes oo Ay nagala soo Qayb galeen isu duwaha wasaarada shaqada iyo shaqaalaha iyo dhalinyarada iyo ciyaaraha Gobolka bari
Mudane mohamed Ali Yusuf iyo gudoomiyaha dhalinyaraha iyo ciyaaaraha gobolka bari Mudane wood darbaal iyo marti sharaf kale kalmado kooban oo munaasibada ka jeediyeen ayay waxay ku amaanen dhamaan dhalinyarta xaafada xamdaan iyo gudiga koobka sida is xilqaanka leh ee ay usoo gabgabeeyen koobka isla mar ahaantana waxay balan qaaden inay gacan ka gaysan doonan koobka bisha barakaysan ee xamdaan ee xafada xamdaan abaal marinadiisa kaas oo xalay la daahfuray garoonka haldoor
Intaas kadib waxaa abaalmarino iyo koob lagudoonsiiyay kooxdi ku guulaysatay koobka iyo dhamaan playerinti ugu saamaynta badnaa mudadi koobku socday

Mahadsanidiin
Share garee postiga
Pagekana like saar

Photos from Apdalla Salaad Firmino's post 13/03/2021

Xamdaan f C❤ Like saara Pageka SaahiipaYaal👍🙏

11/03/2021

Mohamed iYo Siciid Love saara SaahiipaYaal
Mucaarad iYo MuxaafidBa🙏❤

21/01/2021

Safar Qurux Badan iYo dhalinteydiih
QaaliGa Ahayd Xamdaan familY
Waxan iDinka zoo ZalaamaYnaa G.mudug Mgalada XarFo insha allaH
GUUL IYO JANNO TEAMKAYGA
CHUMA KAREEM WALAALAHAY🖐❤🙏

Photos from Apdalla Salaad Firmino's post 12/01/2021

tani waa xirfadayda
balse maaha shaqadayda

LoveTa Ku DhooBa inTaa LikeTa Ka Daysan🖐

02/01/2021

Bruno Fernandez 30 kulan uu ciyaaray wuxuu dhaliyay 19 gool Balse 12 kamid ah waa Binaltes.

Bruno Penaldez ?.

01/01/2021

Bosaso isma Taqaan
Halkani waa magaalada bosaso
Gaar ahaan
Anagoo isku duuban midna Ah waxaanu guul wayn la GaarnaY Banaadir F -C Oo Ahaa MartiGaliYayaashii Koopkii Maamul goboleedada Waad Guulaysateen BanadireY Harumara🙏❤💪⚽️🙏🏆

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosaso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Bosaso