Falaqeynta Ciyaaraha Caalamka

Falaqeynta Ciyaaraha Caalamka

Share

Wax walba kala soco mogadisho

28/10/2024

Mar walba allaha xusuusnaada allahu akbar

27/12/2022

Caawa gabar 14 jir ah aa jacayl iisheegatay, anina waan kadiiday kulahaa waan ku ogahay naas la,aantaa igu nacee😂😂

25/05/2021

1Xidig oo Real Madrid ah kuma jiro Xulka Spain markii ugu Horeesay Taariikhda

Maxaa keenay in ciyaaryahaan Real Laga tago

15/05/2021

Ruwaayadii Reeer Jabuuti 😂 😂

Photos from Falaqeynta Ciyaaraha Caalamka's post 05/05/2021

Hambalyo Chelsea waa Final oo waaku raaxeysteen Real Madrid waana finalkoodii ugu h**eeyay tan iyo 2012

Cimaamada Chelsea walee Yaan Garabka lagu haysan'Man City vs Chelsea Finalka

05/05/2021

Haddii uu Zidane maamulo inuu ka adkaado Chelsea, wuxuu ciyaari doonaa finalkiisii ​​afaraad ee Champions League, waana wax afar tababare kaliya ay ku guuleysteen taariikhda; Marcelo Lippi, Sir Alex Ferguson iyo Carlo Ancelotti.

Sidoo kale zidane ayaa ku guleysana mid kasta oo ka mid ah sadaxdi mar uu uiyimid final-ka

What A Coach🔥✊

05/05/2021

Kooxda Kubadda Cagta ee Man City ayaa iska xaadirisay caawa markoodi ugu horreyay taariikhda dhammadka Tartanka kooxaha Horyaaladda Yurub ( Champions League-ga), kaddib markii labadii lug ee wareegga 4 dhammaadka ah ay garaaceen kooxda PSG.

Lugtii h**e oo ka dhacday garoonka PSG ayey kooxda Man City kaga soo badiyeen 2:1, halka caawa ay uga adkeen 2:0 taas oo ka dhigan in wadarta guud 4:1 in ay uga soo baxeen.

Haddaba, Kooxda Man City oo markii ugu horreysay taariikhda Final-ka tagtay koobka horyaaladda yurub maku guuleysan doonnaan? Aragtidaada.

04/05/2021

Ruwayadii 2aad reer jabuuti🤣🤣

28/04/2021

Ruwayadii 1aad reer jabuuti🤣🤣

26/04/2021

Ramadaan kariim sxbyaal

12/06/2020

Sawir Qurxoon nala wadaag

Follow soo dheh

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Bosasso?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Bosasso