SPORT MEDIA

Call Directions Contact the business

SPORT MEDIA Hoyga kubada cagta falanqaynteda qimaynteda sadalinteda iyo wax walbo la xidhiidha Youtuper

FOLLOW share like SPORT MEDIA CULB
25/08/2026

FOLLOW share like SPORT MEDIA CULB

🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨🚨 NASIIB WACAN Mucaaradoow

Markii Daafac qad dhexe Spain uu soo qaado koobka Adduunka kadib Champions league waxaa qaadi jirtay BARCE,2010-kii waxaa sameeyay Busquets

2026 Rodri ayaa soo qaaday koob Adduun,Maxaa dhici doona xagaagan

25/08/2026

πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸš¨πŸ† BRUNO FERNANDES β€” PFA PLAYER OF THE SEASON 2025/26! πŸ”΄πŸ”₯

Bruno Fernandes ayaa ku guuleystay abaalmarinta PFA Player of the Season 2025/26! πŸ‘‘πŸ†

Xilli ciyaareedkii h**e ayuu si cajiib ah u hoggaamiyay Manchester United, isagoo Premier League ka sameeyay 21 caawin πŸ…°οΈ, kuna dhigay rikoor cusub. 🀯πŸ”₯

🎩 Hoggaamiye.
🧠 Hal-abuur.
🎯 Caawimooyin badan.
πŸ† Abaalmarin uu si buuxda u mudan yahay!

Well deserved, Bruno! πŸ‘πŸ”΄

Maxence Lacroix ayaa €60 ugu  biiray Chelsea. Chelsea iyo Crystal Palace ayaa xalay si buuxda isugu afgartay heshiiska d...
24/07/2026

Maxence Lacroix ayaa €60 ugu biiray Chelsea. Chelsea iyo Crystal Palace ayaa xalay si buuxda isugu afgartay heshiiska daafaca dhexe Maxence Lacroix.

Tijaabada caafimaad ayuu maanta mari doonaa ka dibna wuxuu qalinka ku duugi doonaa heshiis soconaya ilaa 2032.

The Blues shaqo ayaa ka go'an markaan.

Waxaa AI dhahay saddexda xidig ee aadka loo qiimeeyo kasaar sawirkaan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡Markii aan udiray sawirka kowaad Qadka dhaxe ee...
24/07/2026

Waxaa AI dhahay saddexda xidig ee aadka loo qiimeeyo kasaar sawirkaan πŸ‘‡πŸ‘‡πŸ‘‡

Markii aan udiray sawirka kowaad

Qadka dhaxe ee Manchester United iyo Arsenal waaa iska average cml

Wuxuu soo saaray sawirka labaad mala qabtaa ?

21/07/2026

With SPORT MEDIA CULB – I just got recognized as one of their top fans!

Ii iii Argentine halkoo gool isku ilaalis hadeysan helin kuwaan maqaarka wata gool waa soo wadaan
19/07/2026

Ii iii Argentine halkoo gool isku ilaalis hadeysan helin kuwaan maqaarka wata gool waa soo wadaan

Seddexdii wadan ugu dambeeyay ee FINAL Xiriir u tagay xitaa ma sameyn in xiriir loo qaado koobka Adduunka60 SANO ayaa ha...
19/07/2026

Seddexdii wadan ugu dambeeyay ee FINAL Xiriir u tagay xitaa ma sameyn in xiriir loo qaado koobka Adduunka

60 SANO ayaa hada buuxsantay oo cidna koobkan aysan Difaacan

Caawa halkee ka daawanaysaa dhacdada ugu weyn Football-ka.
19/07/2026

Caawa halkee ka daawanaysaa dhacdada ugu weyn Football-ka.

Address

Addis Ababa
Buramo Boorama
1998

Telephone

+252636848411

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SPORT MEDIA posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SPORT MEDIA:

Shortcuts

Share

Category