Burao Fitness and Beauty Centre

Burao Fitness and Beauty Centre

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Burao Fitness and Beauty Centre, Gym/Physical Fitness Center, Burao.

Photos from Burao Fitness and Beauty Centre's post 08/09/2019

xarunta Burao fitness and beauty center waxay ku haysaa adeeg ku cusub gobolka togdheer tolow waa maxay .waa duugista maka cabanaysaa curuqo xanuun ,caga xanuun, lafa xanuun , amba muruq aad ka bogsanwayday ugu kaalay dawadeeda burao fitness oo aad ka helayso shaqale cafimaad oo ku takhasuusay adeega tuugista yo waliba qalab casriya

hadba center wuxuu ku yaala school candlight waka dhinaca midig kaga dhegsan ama kala xidhidh 0634664912/0634793472

Photos from Burao Fitness and Beauty Centre's post 08/09/2019

Bahda Burao Fitness and Beauty centre waxay idinku busharaynayasaa haweenwaynaha ku dhaqan gobolka togdheer inay ku hayaa qurxinta iyo nafaqayntii timiha .iyadoo la isticmalayo .waxyaalo dabiiciya

maka cabanaysaa timo bixi la HAA
Maka cabanaysaa timi jajabayaa HAA
Maka cabnaysaa Toxub HAA
Maka cabanaysaa timaha oo nafaqo daro hayso

xanuunada timaha ku dhaca xalkeeda waxaa ku hayaa bahda burao fitness and beauty cener

adigoon wareerin kuna walbaharin fadlan h**e u gaadh xarunta oo kutaal School Candlight dhinaca midig am kala xidhidh 0634664912/0r 0634409800

Photos from Burao Fitness and Beauty Centre's post 07/09/2019
Photos from Burao Fitness and Beauty Centre's post 06/09/2019

Ogaysiis
Ogaysiis
Ogaysiis

Dhamaan haweenka sharafta leh ee reer burco waxaan ogaysiinaynaa in xarunta jimicsiga iyo qurxinta haweenka ee Burao Fitness and beauty Center ay shaqayn doonto Sabtida ilaa Khamiista oo ay adeegyadii ay weeka oo dhan bixi doonan marka laga reebo jimcaha oo aan gelinka dambe oo qudha aan shaqayn doono Insha Allah...

Xarunta waxaad ka heli kartaa adeegyada jimicsiga, nafaqaynta timaha, wejiga iyo qurxinta jidhka......

Xaruntu waxay ku dhegsantahay schoolka secondary ee candlightka
Ama kala soo xidhiidh
Numberada : 4793472 ama 4664912

Come and join us
Make your health and beauty priority

Burao Fitness and beauty Center is the home of beauty and fitness.

Photos from Burao Fitness and Beauty Centre's post 04/09/2019

Nala lugee arbacda iyo Burao Fitness

02/08/2019

jimce wanaagsan dhamaan akhyaarta aadbaan idiin salaameynaa
illahay tobanka dilxija khayrkooda ha ina siiyo amen insha allah
inankana illahay kuwii kafaaideysta ha inaga yeelo ameen.
juma kareem

Photos from Burao Fitness and Beauty Centre's post 30/07/2019

waxaan idiin soo kordhiney programo aad kuu xiiso galindoonaa.una badan dhinacii massageka oo aad inoogu yaraa iyo beautygii iyo waliba fitness kiiii

25/07/2019

Busharaadn idin wadaa hablihii burao
idinkuna bilkhayr dhaha

Burao fitness and beauty center qaybteeda qurxinta oo la idin keenay qalab casriya oo qurxineed oo aan h**e gobolka u ool

maka cabanaysay ciladahan
1.timaha oo aan baxay
2.timahoo kaa jajabaya
3.timaha oo toxob aad uga taagi wayday
marwo adigoon karahsan madaxaaga fadlan h**e u gaadh burao fitnees qaybteeda qurxinta waxaad ka heli doonta shaqale jajaban qiime macquula iyo waliba soo dhawayn heersare ah .

kala xidhidh 4409800 4664912 0r 4793472

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burao?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Website

Address


Burao

Opening Hours

Monday 07:00 - 19:00
Tuesday 07:00 - 19:00
Wednesday 07:00 - 19:00
Thursday 07:00 - 19:00
Saturday 07:00 - 19:00
Sunday 07:00 - 19:00