BURCO 24

BURCO 24

Share

BURCO 24 ugu soo hagaag warar hufan oo dhexdhexaad ah, Ciyaaraha kala duwan iyo madadaalo.

25/02/2023

Kooxda Alnasr ayaa kaga adkaatay naadiga zamki 3-0, c.ronaldo ayaana dhaliyey saddexlay .

BURCO 24

19/02/2023

Kooxda PSG ayaa guul 4-3 dirqi ah ka gaadhay naadiga Lille.

BURCO 24

18/02/2023

kooxda Arsenal ayaa hogaanka u qabatay premier league ka dib Saddex dhibcood oo Muhiim ah ka qaadatay naadiga Aston villa guul daro qadhaadh oo 2-4 ah.

BURCO 24

16/02/2023

Caawa iyo kulanka Khamiista Manchester-united vs Barcelana ,oo iskaga hor imanaya ciyaaro ka tirsan Europa league.

BURCO 24

15/02/2023

Ugu danbayn Kooxda Manchester City ayaa hogaanka kala wareegtay kooxda Arsenal oo in badan hogaanka u haysay horyaalka ingiriiska , kadib guul daro qadhaadh oo 3-1 ah .
FG: Arsenal wali kulan ayaa baaqi u ah.

15/02/2023

Kulan ka isbuuca ee horyaalka ingiriiska , Arsenal oo doonaysa in ay sii haysato kaalinta koobaad iyo mancity oo rabtay in ay hogaanka kala wareegto,waxaa xusid mudan in 10 kii kulan ee u danbeeyey ay city ka badisay arsenal.

BURCO 24

14/02/2023

Kingsley-Coman ayaa kooxdiisii h**e ee PSG ka dhaliyey gool , dabaal-degna ku muu samayn kooxdiisii caruurnimadda.

14/02/2023

Sidan ayaa loo kala sareeyaa champion-ka sanadkan .

Photos from BURCO 24's post 14/02/2023

Kooxda Bayern munchen ayaa soo gaadhay magaaladda Paris ee faransiiska , waxaana la filayaa in ay isla caawaba la ciyaaraan kooxda reer faransa ee Paris Saint-Germain .

BURCO 24

13/02/2023

Si loo Samatabixiyo Dadka ilaa hada ku go'doonsan burburka dhismayaasha hoostooda ayaa ay Dawladda Turkiga bilawday in ay u adeegsato Jiir/dooli toobabaran oo lagu rakibay teknoolajiyadda casriga ah .

BURCO 24

13/02/2023

Naadiga liverpool ayaa ilaa hada raadinaya guushii ugu horaysay ee sanadkan 2023 iyagoo la ciyaaraya everton oo ay deris dhow yihiin.

BURCO 24

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Burco