Cawil filand

Cawil filand

Share

Connect with cawil filand no

16/09/2021

Alle ha unaxariistee Ciyaar yahan Guray Karo oo ahaa Kabtankii Gobolka Xaysimo ee Horyaalkii Somaliland ayaa goor dhawayd Laascanood ku geeriyoodey.

Guray Karo ayaa kamid ahaa Ciyaar yahanada ugu saamaynta badan gobolka Sool.

Alle haw naxariisto Marxuumka.

Xigasho : Liibaan Qaran.

25/08/2021

PSG ayaa xaqiijisay in Kylian Mbappe uu doonayo inuu u dhaqaaqo Real Madrid

25/08/2021

Qalaas reer Man City'Hary Kane ayaa xaqiijiyay in xagaagan uu la sii joogi doono Spurs maadaama uu ogaaday inaan la iibineyn'Ar Spurisaa waa la ogaa iney madax adagyihiin

Hadaba City iney weeraryahan la'aan xamaalato sanadkan ama CR7 ay doonato ayaa la filayaa ama weeraryahan kale ilaa Tallaadada soo socota inta aanu suuqa xermin

24/08/2021

Daafaca bidix ee kooxda Barcelona Jordi Alba ayaa soo gabagabeeyay qodobadii lagu dhimi lahaa mushaarkiisa garoonka Camp Nou, kaddib markii uu sidaas sameeyay daafaca kale ee Gerard Pique.

Si loo diiwaangeliyo Memphis Depay, Eric Garcia iyo Rey Manaj waqtigii loogu talagalay xilli ciyaareedka cusub, Pique ayaa ogolaaday in la dhimo mushaharka muhiimka ah si loo siiyo Barcelona qolka dhaq-dhaqaaqa dhaqaalaha ee loo baahan yahay, daafaca dhexe ayaana carrabka ku adkeeyay

24/08/2021

Real Madrid ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay u dhaqaaqdo xiddiga PSG Kylian Mbappe

Miyey dhici kartaa in heshiiska Kylian Mbappe ee suuqa kala iibsiga uu gabagabo ku dhow yahay?

Muddo dheer lala xiriirinayay Real Madrid, Mbappe ayaa qandaraaskiisu dhacayaa dhammaadka xilli ciyaareedkan.

Paris Saint-Germain isku daygeedii ahaa inay dib ula soo saxiixato Mbappe ma noqon mid miro dhal ah ilaa iyo haatan waxaana kooxda Ligue 1 lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay lacag

23/08/2021
21/08/2021
21/08/2021

WARBIXIN: Kooxaha Premier League Ee Lacagta Ugu Badan Galiyay Suuqa Xagaaga Oo La Shaaciyay.

Suuqa kala iibsiga xagaaga ayaa maraaya meel geba-gebo ah iyada oo kooxuhu dadaal wakhtiga kula jiraan si ay ula soo saxiixdaan xiddigaha ay doonayaan in ay ku xoojiyaan kooxdooda xilli ciyaareedkan.

Sidii caadada ahayd kooxaha premier League ayaa ah kuwa ugu mashquulka badan suuqa xagaagan iyaga oo lacag aad u badan galiyay suuqa kala iibsiga ka hor inta uuna suuqu si Rasmi ah u xidhmin.

Kooxda Arsenal ayaa dhamaystirtay saxiixyada xiddigaha Aaron Ramsdle iyo Martin Odegaard kuwaas oo ka dhigaya kooxda ugu badan ee ilaa Haatan Lacagta Ugu Badan Suuqa Gelisay kooxaha premier League.

21/08/2021

Kooxda difaacanaysa horyaalka Eplka ee man city ayaa 5goal iyo 0 kaga badisay kooxda Norwich city

20/08/2021

Bayern, Barca ama Madrid - Halkee laga yaabaa in xiddiga Spurs Ndombele xagaagan ku dhammaado?

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Address


Burco