Naadiga Ciidanka Aslubta Burao

Naadiga Ciidanka Aslubta Burao

Share

Waa Page-ka Rasmiga Ah Ee Kooxda Ciidanka Asluubta Gobolka Togdheer Magaalada Burco

Kusoo Dhawaada Gacmo Furan Iyo Qalbi Furan, Halkani Waa Page-ka Rasmiga Ah Kooxda Heerka Koowaad Ee Ciidanka Asluubta Burco Gobolka Togdheer.

08/09/2022

ABDIRISHIID VERATI ⚽πŸ”₯

Photos from Naadiga Ciidanka Aslubta Burao's post 08/09/2022

INSHA ALLAH NEVER GIVE UP πŸ’ͺπŸ™

Photos from Naadiga Ciidanka Aslubta Burao's post 12/08/2022

ALXAMDULLILLAAH PRE-SEASON WINNING πŸ† πŸ’ͺ
KOOBKII MUNAASIBADA MAALINTA DHALINYARADA ADUUNKA.
DHAMAAN TAAGEERAYAADA KOOXDA WAAD MAHADSAN TIHIIN.πŸ™

Photos from Naadiga Ciidanka Aslubta Burao's post 17/12/2021

AFTER LONG VOCATION BACK TO TRAINING
Tababar U Socday Kooxda Maalmahanba Socondoonana Maalmaha Soo Socda Insha Allah πŸ’ͺ

Photos from Naadiga Ciidanka Aslubta Burao's post 17/07/2021

KULANKII KOOXDA UGU DAMBEEYAY WAREEGA AYAY KOOXDU LA CIYAARAYSAA KOOXDA GAASHAAN GALABTA INSHA ALLAH GUUL AYAANU RAJAYNAYNAA πŸ’ͺ✊ Naadiga Ciidanka Aslubta Burao

11/07/2021

Dhamaan Taageerayaasha Kooxda Kasoo Qayb Gal Wanaagsan Kulanka Berri Insha Allah. ✊

11/07/2021

JIBRIIL (JIBO) MID KAMIDA XIDIGAHA Naadiga Ciidanka Aslubta Burao πŸ’ͺ✊

08/07/2021

SAKARIYE CIISE Weeraryahanka Naadiga Ciidanka Aslubta Burao Ayaa 5 Goal Ku Hogaaminaya Gool Dhalinta League-ga Ka Socda Alamzey Stadium. πŸ”₯πŸ’ͺ

Photos from Naadiga Ciidanka Aslubta Burao's post 06/07/2021

SALEEBAAN SALLO CAJIIB πŸ”₯πŸ’ͺ

Photos from Naadiga Ciidanka Aslubta Burao's post 06/07/2021

ABDISAMED KAAMBO MID KAMIDA XIDIGAHA Naadiga Ciidanka Aslubta Burao Golden Boy πŸ”₯πŸ’ͺ

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Burco