03/06/2020
BISMILAAHI RAXMAANI RAXIIM
Nageeye cabdi gaagaale waa ciyaartoy ka mid ah ciyaartoyda gobolka togdheer waxa uu Ku dhashay gobolka togdheer sanadkii 2002 waxa uu waxbarashada dugsiga hoose Ku qaatay maxamuud axmed Cali isla hadana waxa uu wax ka bartaa shekh pashiir socandary school waxanu ka dheela kubada dufaca baasha bidix isagoo u ciyaara kooxda heerka sadexaad ee fc HALGAN