22/06/2023
Enzo Fernandez markii uu ku biiray Chelsea
✅ Takalada ugu badan ee guuleystay
✅ dib usoo celinta possessions lumay
✅ kubad abuur goolal
✅ Baasaska ugu badan ee h**e usocdka leh
✅ Baasaska dhaadheer
✅ kubad taabashada ugu badan
✅ kalsoonida loogu ciyaaro half kooxda kale
Fantastic Player garab waayay.
Enzo wa dahab💙🔥
21/06/2023
Cristiano Ronaldo & Waxqabadka xulkiisa qaranka Portugal. 🇵🇹
- 200 oo kulan. 👕
- 123 gool.⚽
- 43 caawin. 🎯
_ 2 cup 🏆
- 10 saddexleey (Hat-trick). ⚽⚽⚽
20/06/2023
Ronaldo wa ciyaaryahanki ugu h**eeyey e qaranka u ciyaara 200 o ciyaarod
Wuxu dhaliyeey gool sidii caadada ahyd wuxuna u dabaal dagay sidii caadada ahyd
Suuuu!😤
Midka ugu fican calamka kubada cagta 🐐🔥
18/06/2023
Andrea Pirlo "Haddii Cristiano uu dhaliyo 1 gool, waxay kawa ka xun leeyihiin ma dhalin karaa 2 gool"?
Haddii uu dhaliyo laad xor ah ( Freekick ) waxay leeyihiin darbiga ciyaartooyda taagnaa ayaa khald sameeyay.
Hadii uu dhaliyo rigoore, waxa ay dhahayaan waxa uu dhaliyay rigoore kaliya!
Tani waa macnaha lagu ogaan karo inaad tahay kan fiican GOAT 🐐💥👑
29/05/2023
🚨Rasmi: Chelsea ayaa ku dhawaaqday macalinkeeda cusub Mauricio Pochettino ✍️✅
27/05/2023
Marku waqtiga ku hiiliyo waa sida Yarkan Coman cml
2013 🏆 Ligue 1 🇫🇷
2014 🏆 Ligue 1 🇫🇷
2015 🏆 Serie A 🇮🇹
2016 🏆 Serie A 🇮🇹 + Bundesliga 🇩🇪
2017 🏆 Bundesliga 🇩🇪
2018 🏆 Bundesliga 🇩🇪
2019 🏆 Bundesliga 🇩🇪
2020 🏆 Bundesliga 🇩🇪
2021 🏆 Bundesliga 🇩🇪
2022 🏆 Bundesliga 🇩🇪
2023 🏆 Bundesliga 🇩🇪
20/05/2023
✅ Kulamadii ugu badnaa ee shabaqeeda ilaashada Premier League taariikhda
✅ Kulamada ugu badan ee shabaqa la’ilaalsaday hal xilli ciyaareed Premier League
✅ Abaalmarinada ugu badan ee Golden Glove ee taariikhda Premier League
✅ Goolhayihii ugu dhaqsiyaha badnaa ee gaaro 100 kulan oo shabaqiisa nadiif ah taariikhda Premier League
Dhalasho wacan Petr Čech 🎉🎂
11/05/2023
Trent Alexander-Arnold ayaa loo codeeyey xiddiga ugu fiicnaa bishii April kooxda kubadda cagta Liverpool. 🔴
Ciyaaryahanka fiicani wuu yaqaana sida loguso noqdo meesha u uqalmo💯🔥
25/04/2023
🇳🇱Mid kamid ah tirooyinka ugu saamaynta badan kubada cagta casriga ah iyo mid kamid ah ciyaartoyda ugu wanagsan abid Cruyff! 🕊️
👕 720 Games
⚽️ 403 Goals
🎯 358 Assists
🏆 9x Eredivisie
🏆 6x KNVB Cup
🏆 3x European Cup
🏆 1x European Super Cup
🏆 1x Intercontinental Cup
🏆 1x La Liga
🏆 1x Copa del Rey
🥈 FIFA World Cup Runner-up
⭐️ 3x Ballon d'Or
🥇 2x Eredivisie top scorer
🌟 5x KNVB Cup top scorer
⭐️ 1x European Cup top scorer
🏅 3x Dutch Footballer of the Year
🥇 2x Dutch Sportsman of the Year
⭐️1x FIFA World Cup Golden Ball
⭐️France Football's Player of the Century
⭐️IFFHS World Player of the Century.
✅ MANAGER:
🏆 2x KNVB Cup
🏆 2x European Cup Winners' Cup
🏆 4x La Liga
🏆 1x Copa del Rey
🏆 3x Supercopa de España
🏆 1x European Cup
🏆 1x European Super Cup
⭐️ 1x World Soccer Awards Manager of the Year
⭐️ 2x Don Balón Award for Coach of the Year
⭐️ 2x Onze d'Or for Coach of the Year
⭐️ 1x European Coach of the Season
⭐️ 3x El País Manager of the Year
One of the Greatest ever! 🤍
24/04/2023
🇸🇪 Alexander Isak last season in LALIGA :
👕 32 games
⚽️ 6 goals
🇸🇪 Alexander Isak in the PL so far:
👕 15 games
⚽️ 10 goals
🔥🔥🔥🥱
English premier league waa meel aad u fuduud💯
23/04/2023
Lampard iyo Drogba waxay ahaayeen ciyaaryahanadi soo wada ciyaaray kuwii ugu fiicna 💯🔥
🏴 Lampard:
👕 648 games
⚽️ 211 goals
🎯 145 assists
🏆 3x Premier League
🏆 4x FA Cup
🏆 2x Football League Cup
🏆 2x FA Community Shield
🏆 1x UEFA Champions League
🏆 1x UEFA Europa League
🇨🇮 Drogba:
👕 381 games
⚽️ 164 goals
🎯 86 assists
🏆 4x Premier League
🏆 4x FA Cup
🏆 3x Football League Cup
🏆 2x FA Community Shield
🏆 1x UEFA Champions League
LEGENDARY! 👏🏽