24/05/2026
Madaxweynaha Bayern Munich Realmadrid iyo Barcelona Waxba Uma Reeban ๐
Waxaa Lagu Yiri Kawaran Mourinho Ayaa Yimid Final-ka DFB Pokal Si Uu Udaawado Bandhiga Olise Wuxuuna Doonaya inuu Realmadrid U Kaxeysto Wuxuu Ku Jawaabey
๐ฃ" 5 indhood Xitaa Haku Daawado Haduu Rabo Balse olise Weligiis Bayern Ayuu Joogaya,"
Markale Waxaa Lagu Yiri Kawaran Barcelona Waxay Dooneysa Harry Kane Sideed U Aragtaa Wuxuu Yiri ๐ฃ" Barcelona Ma ahan Koox Wax iibsan Karta Waayo Lacag Xitaa Maheystaan," ๐
Reer Barcelona Julian Alvarez Ayaanba idinka Sugaaye Maxay Tahay Harry Kane La idinku Xamanaayo ๐
โ๐ฟ Mohan-Del Stefano
23/05/2026
๐ฃ๏ธ Dani Carvajal: โLabadii xilli ciyaareed ee ugu dambeeyay way igu adkaayeen, laakiin Real Madrid way guuleysan doontaa, anigana waan soo laaban doonnaa.โ
๐ฃ๏ธ Dani Carvajal: โKooxdii aan ku guuleysanay 4 Champions League 5 sano gudahood, waxaan rabaa inaan xasuusto.
Cristiano, Casillas, Ramos, Ancelotti, Zidane...
Fadlan taageerayaasha waa inay istaagaan oo u sacab tumaan.โ
๐ฃDani Carvajal: โBixitaankeygu wuxuu calaamad u yahay dhammaadka 3-peat, 4-ta UCL ee 5 sano gudahood.
Dhammaanteen waan kala tagnay hadda, laakiin waxaan dooneynaa in Real Madrid ay sii wadato guuleysiga oo ay mar kale sameyso.โ
๐ฃDani Carvajal: โWaa markii ugu dambeysay ee aan wada joogno.
HALA MADRID!โ ๐ค
Legend Dani Carvajal oo ilmada ceshan wayay marka uu hadlayay macsalaameyntii kulanka kadib. ๐
โ๐ฟSuhaybo
23/05/2026
Waar Waxa Yari Laacibsanaa Sida Kubada Loo Kaataroolay Baa Iga Yaabisa ๐๐ฟ
22/05/2026
Hal Season Ciyaar Yahan Sidan Sameeyay Sawir Noocan Hadaa Ka Haysaan Please Qaybta Commentska Iisoo Dhiga
21/05/2026
Xataa Hadii Aad Mucaarad Tahay Love ๐ Saar
21/05/2026
Best Player in the world ๐ CR7
21/05/2026
Caawa Iyo Sucuudiga ๐๐ฟ
19/05/2026
Hambalyo kooxda Samirka iyo Dulqaadka ee Arsenal oo ku guulaysatay Horyaalka Ingiriiska kadib 22 sano oo ay sugayeen guushan taariikhiga ah. Taageerayaashu maanta waxay goosanayaan midhihii adkaysiga iyo rajada dheer. โค๏ธ๐
Halkan uga yeedh Saxiib tageera Arsenal
18/05/2026
๐จ๐๐ฅ๐๐๐๐๐ก๐: Josรฉ Mourinho To Real Madrid, HERE WE GO.
The Special One is backโ๐