Caawiye Online market

Caawiye Online market

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Caawiye Online market, Burco.

Kusoo dhawoow cawiye online Business
_product herbal ah
_fursado ganacsi
_Tababar iyo hagitaano aad ku kobcinkartto ganacsigaaga
_xiriiro toosa oo aadka helaysid dhaktaro iyo khuburo caafimaad&ganacsi

Photos from Caawiye Online market's post 04/05/2025

Waxaa muhiim ah caafimaadka wadnahaaga!

Forever Arctic Sea waa isku-dar ah omega-3 fatty acids (EPA & DHA) oo laga helo kalluunka iyo oleic acid oo laga helo saytuunka. Waa cunto-darro dabiici ah oo ka caawisa:

Inay hagaajiso shaqada wadnaha

Inay taageerto maskaxda iyo aragga

Inay yarayso bararka iyo xanuunka kala-goysyada

Inay caawiso hoos u dhigidda kolestaroolka

Waxay kugu ilaalinaysaa caafimaad maskaxeed iyo mid jir ahaaneed!

Ku dar noloshaada maalin kasta, kuna noqo qof firfircoon oo caafimaad qaba.

Wixii faahfaahin ah ama dalab toos ah, igula Soo xiriir farin gaaban ama watsap namber

23/04/2025

Ma Dooneysaa Inaad Noloshaada Dhaqaale Beddesho?

Kusoo biir fursadda dahabiga ah ee Forever Living Products!
Waxaad heli doontaa:

Dakhli dheeraad ah

Waqti xor ah

Kobac shaqsiyeed & mid dhaqaale

Waxaan kaa caawinayaa tallaabo tallaabo!
La Xiriir Hadda: +252637130506 (WhatsApp)
Ha seegin fursaddan – Mustaqbalkaaga adigaa dhisan kara!

21/04/2025

Ma ku dhibtaa Babaasiirta?
Xanuunka, cuncunka, dhiig baxa iyo fariisin la’aanta – ma ka daashay?

Ha welwelin, xal dabiici ah ayaa jira!
Shirkadda Forever Living Products waxay kuu haysaa xalka ugu waxtarka badan ee dabiici ah – waxan ku caawineyna yareynta xanuunka, joojinta dhiig-baxa, iyo soo celinta raaxadaada.

Waxaan isticmaalnaa:

1. Aloe Vera Gel – Nadiifiya mindhicirrada, jilciya saxarada, kana hortaga bararka.

2. Arctic Sea Omega 3 – Caawiya wareegga dhiigga, yareeya bararka gudaha.

3. Aloe Propolis Creme – Loogu talagalay in si toos ah loogu marsado si loo dejiyo cuncunka iyo xanuunka dibadda ah.

4. Fields of Greens (Ikhtiyaari) – Caawiye dheef-shiidka, saxarada ka dhiga mid fudud, kana hortaga fadhiga dheer.

Natiijooyin la dareemi karo gudahood 7–10 maalmood!
Waxaan bixinaynaa talooyin iyo qorshe isticmaal oo dhameystiran!

Macmiil badan oo Soomaaliyeed ayaa ku bogay – adiguna waad bogsan kartaa!
Fariin noo reeb si aan kuu caawinno.

19/04/2025

Waa maxay Gaastriga (Gastritis)?

Gaastrigu waa barar ama xanuun ku dhaca xuubka caloosha. Waxay keeni kartaa calaamado ay ka mid yihiin:
Gubasho caloosha ah (heartburn)
Xanuun ama cuncun caloosha ah
Madax xanuun & matag
Lalabo iyo dareen cunno diidid
Neef kacsan iyo barar caloosha ah

Waxaa keeni kara:

Cuntooyinka dufanka badan, kafeynka, iyo cabitaannada sonkorta leh
Cabsida iyo walaaca badan (stress)
Daawooyinka qaarkood (NSAIDs)
Bakteeriyada H. pylori

Forever Living Products iyo Gaastriga

Forever waxay leedahay alaabo dabiici ah oo si gaar ah uga shaqeeya hagaajinta nidaamka dheefshiidka iyo daaweynta gaastriga:

1. Forever Aloe Vera Gel
Waxay dejisaa xuubka caloosha
Waxay ka hortagtaa bararka iyo gubashada
Waxay taageertaa bogsashada xuubka caloosha
Qani ku ah enzymes iyo amino acids muhiim u ah caloosha
Sida loo qaato:

30ml – 60ml subax walba calool madhan
Biyo yar ku raaci ama sida ay tahay u cab

2. Forever Active Pro-B (Probiotic)

Waxay dib u dhistaa bakteeriyada fiican ee caloosha
Waxay ka hortagtaa bakteeriyada xun sida H. pylori
Waxay hagaajisaa dheefshiidka

Sida loo qaato:
Hal kaniini maalintii, calool madhan
3. Forever Fields of Greens

Waxay ka kooban tahay barley grass, wheat grass & alfalfa

Waxay nadiifisaa caloosha oo keenta dheefshiid wanaagsan
Waxay kaa caawisaa in sonkorta iyo acid-ka caloosha hoos u dhacaan
4. Forever Bee Propolis

Waxay leedahay sifooyin bakteeriyada la dagaalama

Waxay caawisaa bogsashada gudaha caloosha
Waxay xoogsiisaa difaaca jirka
Si aanu kuu caawino kuulana xidhiidhsiino dhakhaatiirteena Watsap 63 7130506

14/04/2025

FURSAD_GANACSI

Ma jeceshahay oo madaneyneysaa in aad shaqaysato adiga oo gurigaaga/ goobtaada waxbarasho ama goobtaada shaqo jooga?

Marabtaa oo madoonaysaa shaqo aad wakhtikasta ama meelkasta aad kaga shaqaysankaro ?

Matahay arday/macalin/Hooyo guri_jooga ama qof dhalin Yara ah
Fursadan waa taadii!!!!!
Waxan idinku bushaareynayaa Forever living product oo ah company caalami ah oo mudooyinkii udanbeeyay aan kashaqeynaayey

Hadaba kalay nalashaqayso chp

07/04/2025

🦷 Faa’iidooyinka Forever Bright Toothgel:
1. Dabiici & Fluoride-free
K**a koobna fluoride, taas oo ka dhigaysa mid badbaado leh xitaa carruurta iyo dadka xasaasiyadda leh.

Waxaa laga sameeyey gel ka samaysan Aloe Vera iyo natural peppermint.

2. waxay ladagaalantaa xanuunka & daryeeshaana ciridka
Waxay yareysaa bararka iyo dhiig-baxa ciridka.

Si dabiici ah ayay u dajisaa ciridka xanuunsan, gaar ahaan dadka qaba cudurrada ciridka.

3. Xakameynta urta afka
Waxay leedahay caraf udgoon oo waara.

Dabiici ahaan ayay u nadiifisaa afka oo ka ilaalisaa bakteeriyada keenta urka.

4. Ilkaha ayay si dabiici ah u caddeysaa
Ma aha toothpaste bleaching ah, balse waxay ka saartaa wasakhda ilkaha si tartiib ah, iyada oo aan waxyeello u geysan enamel-ka ilkaha.

✅ Maxay kaga Duwan tahay Toothpaste-yada Kale?
Inta badan toothpaste-yada suuqu waxay leeyihiin kiimikooyin xoog leh.

Forever Bright Toothgel waa dabiici, xasilloon, caafimaad badan, kana sameysan Aloe Vera saafi ah oo leh astaamo jeermis-dile ah.

💚 Ku Habboon Dadka:
Qaba xasaasiyadda fluoride

Ilkaha jilicsan leh

Qaba cirid xanuun ama dhiig-bax

Carruur iyo dadka waayeelka ahba wey isticmaali karaan

Hadaba macmiil balanteenu waa forever Bright Tootgel

03/04/2025

Forever Lite Ultra protein:Waa Bodhar dabeeciya oo kaa caawinaaya in aad miisankaga kor uqaadid ku dhis oo ku qaabee jidhkaaga

+252 657191427

Photos from Caawiye Online market's post 31/03/2025


_Bee Honey waa malab saafi ah kaas oo Laga sameeyay malabka shinida
_malabkani waxa uu ufiican yahay xaga raganimada
_waxa uu kor uqaadaya Kuna siinayaa Tamar saa'id ah
_waxa uu kordhiyaa habdhiska difaaca jidhka
_waxa kle uu Ka qayb qaataa kordhinta miisanka

For ever Bee Honey waa malab saafi ah oo lahuba
dalbo oo Hada Hel Macmiil


Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Burco?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Burco
BURCO