02/09/2021
Caydaruus shariif faarax🛫✈🛩🛬
in live burao
02/09/2021
Caydaruus shariif faarax🛫✈🛩🛬
15/08/2021
Our legend
Insha allah mar walba nabad ahow
Alle hakuu rumeeyo hawlahaaga aduunyo
15/08/2021
Our legend
Insha allah nabad ahow mar walba alle hakuu fudeediyo hawlahaaga aduunyo
11/08/2021
Sabootinta caydaruus isko
Fc bayl vs fc hoobaan ex tuwali
Taariikh= 14/8/2021
Maalin= sabti
Garoonka=Alamzey staduim
Insha allah ka soo qayb gal wacan dhamaan bahda sportska gobolka togdheer
14/07/2021
Caydaruus shariif faarax mid ka mid ah joharadihii ka soo baxay fc bayl united
Fc baly legend😍🔥❤
24/03/2021
Fc bayl boys
Caydarus isco
Maxamed casaanyo
Abdirahman caabudaaye
Shaafici zamiir
Abdirisaaq dhagjar
Sakariye asensio
Abdishakuur Esian
🦁🔥💪
23/02/2021
Ahmed diiriye saleeban
Mid ka mid ah barbaartii fc bayl alle haku nabad geliyo walal hawlahaaga aduuna hakuu fudeediyo insha allah inagoo nabadaana dib ha inoo kulansiiyo
12/12/2020
Fc bayl junior iyo abdilahi toni❤🙋♂️
12/12/2020
Insha allah hadii la noolado waa la kulmi walaale❤🙋♂️🙏🇹🇷✈
More than a clup family
Fc bayl in ka badan koox😍😘
12/12/2020
Difaaci
Dhexdii
Weerarkii
Naadiga fc bayl oo sii sabootiyay abdilahi toni❤🙋♂️