16/10/2025
Baasaboorka Soomaaliya Muqdisho waxaa lagu helaa $108, halka Hargeysa lagu bixiyo $380.Maxaa keenay farqiga weyn ee qiimahan?
comment ga nogu reeb fikir kaaga
Ku sali NIBIGA N,N,K ,H
16/10/2025
Baasaboorka Soomaaliya Muqdisho waxaa lagu helaa $108, halka Hargeysa lagu bixiyo $380.Maxaa keenay farqiga weyn ee qiimahan?
comment ga nogu reeb fikir kaaga
16/10/2025
ðŠĶ Macsalaama Windows 10 (2015 â 2025) ð
Kadib 10 sano oo ay isticmaalayeen malaayiin qof dunida ku nool, Microsoft waxay si rasmi ah u joojisay taageerada Windows 10 bishan Oktoobar 2025. ðŧ
â
Waxaa la soo saaray July 2015, waxuuna ahaa mid ka mid ah system-yadii loogu jeclaa â degdeg iyo fudaydka.
ð§° Cilad bixiyaasha iyo dadka isticmaalaba labadaba waxay isku raaceen inuu aha mid si fudud loo hagaajin karo marka loo eego noocyadii asaga ka horeyay.
ðĒ Laakiin waqtigisii waa dhammaaday.
Microsoft mar dambe ma siin doonto updates ama security support, taasoo ka dhigan haddii aad isticmaasho in aad khatar gelin karto kombiyuutarkaaga.
ð Horaa loo soconaaa â U guur Windows 11 Pro si aad u hesho Xawaare iyo security, system casri ah .
âĪïļ Macsalaamo Windows 10 â System weyn ayaad ahydd
16/10/2025
Dawladda Soomaaliya ayaa 40 Milyan oo Dollar ka codsatay Haayadda lacagta Adduunka ee IMF si loogu kabo Miisaaniyadda dawladda oo is dhintay ka dib markii la joojiyey qaar ka mid ah gargaarkii dhaqaale ee la siin jirey dawladda Soomaaliya taas oo keentay in la waayo qayb ka mid ah miisaaniyaddii arrimaha muhiimka ah lagu kala socod siin jirey sida uu qoray wargeyska the East African
IMF ayaa la filayaa in ay Soomaaliya soo gaadhsiiso lacagtan ay ka codsatay oo 40 Milyan si lo dar dar geliyo shaqooyinka ka dhex socda xafiisyada dawladda Somalia
Gallaydh tv