Abdixamiid Alfa Ibnu Xasan

Abdixamiid Alfa Ibnu Xasan

Share

Ku soo biir page kayga

26/07/2022
27/05/2022

DEG DEG DILKA WIILKA SOMALIYED

27/05/2022

Follow nasoo dheh oo nala saaxib

09/12/2021

Naagihiina Dila si ey u dareemaan Jaceylka aad u qabtaan.

Ninka marka uu Gabadha Jecel yahay waa inuu tusaa jaceylka Xad dhaafka ah ee uu uqabo yuusan qarsan Balse sidee ayuu u tusi karaa jaceylkaas ?.

Waa in uu Qoor sagaaro ku qabtaa uuna xanuun jiyaa kadib markey qeyliso ku dhahaa Xabiibti Raali ahaaw " SORRY " waa qaab-ka aad u muujin kartid jacelka aad u qabto.

Sh.Abdiraxmaan ayaa sidaa yiri xanuuun jiya si ey jaceylkiina u dareemaan.

Macquul ma tahay Aragtidaani ?.

09/12/2021

Thomas Müller: "Barça way la qabsan kari wayday xoogeena Farsamo ahaan, waxay haystaan ​​​​dhammaan ciyaartoy heer sare ah oo farsamo leh . Laakiin hadda kuma tartami karaan heerka ugu sarreeya ee kubbadda cagta. Waxaan samaynay intii karaankeena ah, waxaanan ilaalinaynay xakamaynta inaan ayaga si xun u galno ciyaarta, runtiina si fiican ayaan u ciyaarnay 🔥

Photos from Abdixamiid Alfa Ibnu Xasan's post 07/12/2021

261 Baabuur ayaa shil galay markii uu barafkii sannadkan u horeeyay ka da’ay Minnesota

Waxaa mudo 18 saacadood ah shil ku galay gobolka Minnesota Baabuur ay tiradoodu dhaafayso 261. Shilka ay baabuurtani galeen ayaa waxaa sabab u ah baraf dabayl wata oo ka da’ay gobolka Minnesota.

Sidoo kale barafka dabaysha watay oo keenay in ay wadooyinkii ay halis noqdeen, baaburtuna ay wadooyinka ka baxaan oo la xakamayn waayo ayaa sababy in ay 26 qof dhaawac noqdaan markii ay shil galeen.

Weli waxaa jira qabow, dhulkana waxaa yaala barafkii da’ay Sabtiidii iyo Axadii.

Photos from Abdixamiid Alfa Ibnu Xasan's post 07/12/2021

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdogan, ayaa waxaa soo dhaweeyay Wasiirka Maaliyadda Qatar, Ali bin Ahmed al-Kuwari, markii ay soo gaareen magaalada Doha ee dalka Qatar.

Afgaanistaan ​​iyo taageerida dhaqaale ee Turkiga ayaa la filayaa inay ka mid noqoto ajandayaasha lagaga hadlayo shirka dhici doona

Saraakiisha Turkiga iyo Qatar ayaa sheegay in booqashada Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ee Qatar laba maalmood qaadaneysa ay la xiriirto sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga laba geesoodka ah.

Erdogan ayaa shir guddoomin doona kulanka Talaadada ee guddiga istaraatiijiyadda sare ee Turkiga iyo Qatar uu la yeelan doono amiirka Qatar Sheikh Tamim bin Hamad al-Thani oo ka dhici doona doha.

Photos from Abdixamiid Alfa Ibnu Xasan's post 05/12/2021

Labada qofood ee aduunka ugu afka weyn waqti xaadirkaan.

Isaac Johnson afkiisa waa 6.2 cm, halka Samantha cabirka afkeeda uu dhan yahay 6.4 cm

Adiga ma taqaan (mention garey) qof afkiisa uu sidaan u weyn yahay ? Waa hadii rikoorkaan uu jabin karo ama jabin karto

05/12/2021

Daawo videagi i ugu qosolka badnaa

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buuhoodle?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Buuhoodle