Fc SYL football clup heerka 2aad

Fc SYL football clup heerka 2aad

Share

Zyl academy heerk 2aad

Photos from Fc SYL football clup heerka 2aad's post 16/02/2025



Kooxda kubada Cagta Fc SYL football clup heerka 2aad Ayaa laso wareegtay apdiraxmaan Maxamed Kaaso kamid Noqon Doono safka Kooxda

Xidigaan Oo kamid Noqon doono Khadka dhexe Ee kooxda

Kuso dhowow Gacmo furan Sxb Kooxda waa kooxdadi👏

23/08/2022

P*smilaaaah.
Waxay kooxdu hanbalyo iyo bogaadin udiraysaa
asad ahmed
Oo so afjaray hayaankisi waxbarasho ee degree
Waxay kooxdu la wadagaysaa farxada mohamed asad oo kamid ah pleyarada kooxda
Ahna xidigaha ugu samaynta badan

Hampalyo sxb kooxda oo dhamaystiran waxay kula wadagaysaa farxada

🖊admin

19/04/2022

انا لله وانا اليه راجعون

Tacsi

Waa Geeri Aad u Xanuun badan
AllaH Swt Ha u naxariisto
Hooyo Xaliima Botaan
AlLe Kitabkeedana Midigta Haka siyo
Samir iyo iman Alle Ha ka siiyo

Gaar ahaan

Walalaheen Ilma Cabdul X. AHMED

AlLe Swt Qalbiga Ha idiin Qabooji wllaYaal

AlLe Swt Waxan ku Waydiinaynaa Mid kamida Janooyinkisa inuu ku Casuumo

Dhamaan Kooxdu WaxaY Si Gaara Dareenka Murugada Leh ULa QaYbzanaYzaa Wll Abdikhaalaq Apdul x. Ahmed

😢😢

Photos from Fc SYL football clup heerka 2aad's post 27/01/2022

P*s milaaaaaaah

Wefdi ka socdey xarunta dhexe ee Jaamacadda Daaha, Muqdisho, oo uu horkacayay guddoomiye ku-xigeenka jaamacaddu, Prof. Cabdifataax Cabdillaahi Cumar, ayaanu maanta si qurux badan ugu soo dhawaynnay garoonka diyaaradaha ee Ismaaciil Mire International Airport.
Soo dhawaynta wefdiga waxaa hormuud ka ahaa guddoomiyaha Jaamacadda Daaha, faraceeda Buuhoodle, Ustaad Ibraahin Faarax Cabdi, macallimiinta jaamacadda, ardayda, ururro dhallinyaro iyo cuqaal intaba.

Ka koox ahaan waxan lenahay mr lapad iyo mar sadexaadba so dhawaada

22/11/2021



Naxariistii Jano Ha Ugu Deeqo Maamo Aamina Jaamac Muuse

Samir Iyo Iimaan Saadiqa Alle Haka SiiYo Dhaman EheLadii Iyo Qaraabadii Ay Ka BaxdaY

Dhamaan Kooxdu WaxaY Si Gaara Dareenka Murugada Leh ULa QaYbzanaYzaa Wll AbdiQani FaYzaL Abdi Zhire

Alle Qabriga Beer Beeraha Janada Kamida Ha Uga YeeLo Kitaabkeedana Midigta Ha Udhiibo

Photos from Daha International University Buhodle Campus's post 09/10/2021

Horay ugaadh jamacada geyiga somaali dagto ugu tayada wacan
Faraca buhodle isdiwaan galintu way socotaa

Photos from Fc SYL football clup heerka 2aad's post 12/06/2021

P*smilaaaaaaah
Waxa si heersare ah uso dhamaday safarki ay kooxdu ugu baxday gopolka togdheer
Ciyaar shptinimo ah oo dhexmartay koxda buhodle syl football clup
Wafeeye burco togdheer
Maalinti jimcaha 11/6/2021
Taas oo kuso idlatay natiijo
Syl buhodle 1
Wafeeye burco 0
Xidiga goalka saxexay apdirasaq deck apdulaahi

Photos from Fc SYL football clup heerka 2aad's post 11/06/2021

P*smilaaaah

Waxa maanta oo ay bishu tahay
11/6/2021 maalin jimce ah

Waxay Kooxdu game away ah la ciyaraysaa
Dhigeed kooxda waafeeye kaso jeeda
Gobolka togdheer degmada burco
Isha alaah waxan rajaynaynaa guul isha alaah

Photos from Fc SYL football clup heerka 2aad's post 06/06/2021

P*s milaaaaaah

Waxa si cafimaad qap leh ugu so dhamaday
Tradingki kooxda usocday mudada 3 weeks ka ah kaas oy kuuxdu ugu diyaar garobaysay visit banaanka ah
Isha alaah waxay kooxdu rajaynaysaa in diyaar Garawgaas midhihiisa gurtaan ⚽️💝

Fadlan follow gare pagka
Like garee page ka
Share gare postiyada kooxda
Si aad ula socotid dhaq dhaqaaqa koxeed

Photos from Daha International University Buhodle Campus's post 16/05/2021
12/05/2021

P*s milaaaaaah. بسم الله
Dhamaan pahwaynta iyo umada islamka ee dunida dafihiisa ku nool
Waxay kooxdu la wadaagaysaa farxada ciidul fidriga
Waxan lenahay pleyarada iyo tageraha kooxda iyo academyka kooxda intaba eid muparak

(كل عام وانتم. بالخير)

Photos from Daha International University Buhodle Campus's post 11/05/2021

Hooyga aqoonta iyo tacliinta heerka sare
Daha international university buhodle compus

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Buuhoodle?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Buuhoodle