Yaaba heli kara gabadhan
Page kooxda power fc football club
Faaqidaada Cayaaraha
Jumco Wanaagsan Ilaahy Ayay mahad u Sugnaatay
May Allah give you all muslim your kindnes
Waxaan samaallaya Ciyaartoyda Kooxda Inta Magaca Kooxda Taqaana Inta Taageerta Iyo Dhamaan Kuwa Hormarkayaga Jecel
Muslimniita Gaar Ahaan Soomalida Waan Salamaya Jimcahan Ka Xiga Alla Nabad Qab Haynagu Gaarsiiyo
17/07/2019
Hard Game 17 July Yaad Garabka Saaraysa
30/04/2019
Congr Million times wllday Saxbday Mar walba Garabkiina Nahay We are Bower Tean
Ugu danbayn waxa noo soo Gaba Gaboobay Cup power oo an uga gol lahayn sidii allamitada loo soo xaadiri laha kubada kooxdana ay u dhismi lahayd insha allah isla bari toole waxa aan ka amba qaadi doona meeshii aan dhignay ajandihii h**e waxana bilaabi doona cup kale kamana Caajisayno hormarka kooxda guul iyo gobonimo
Maanta oo taariikhdu tahay 3/16/2019 malin sabtiya waxaan cayaar saaxiibtinom la Leenahy
Hilaac fc anagoo ah Power fc
Hilaac fc N power fc
Garoonka xabado stadium
Waqtiga 4:45
Guul my team power Insha allah
14/03/2019
Maqaamkan maanta ragii soo gaarsiiyay kooxda inaan halkaa Ka sii qaadna Rajaynayna Alla Hanala garab Gale Alla mahadle
14/03/2019
Mid kamida Udub dhexaadka Kooxda Waa nin khibrad u leh kubada cagta qofkii ka ag cayaara garanaya tayadiisa
14/03/2019
Soo dhawaada Welcom To open hand Saxiibayaal kooxdiina cusub ku so dhawaado sayga kooxda muliko iyo goalkeeper kooxda maxamed cali horaa loo soconayaa hormar hiigsi hufnaan iyo hadaf wax ku ooola allxamdulilah alla Mahada iska leh
Waa bage rasmiga ee kooxda power fc oo ka dhisan gobalka Cayn
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Buuhoodle