11/10/2023
Tacsi Tiiraanyo leh😭
《كل نفس ذائقة الموت 》
INAA LILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
Allaah ha u naxariisto walalkeen Fayzal Ahmed Fadhigo
Geeri kala xanuun badan alle haku naxariisto walal qabrigana alle haku wa siciyo Aamin yaa Allaah 🤲🤲🤲
Dhamaan ehelkii iyo qarabadii u ka gereeyodayna alle samir iyo imaan haka siiyo
19/09/2023
Rasmi:............ 19./9/203
Kooxdaa ayaa maanta xafiiskeeda heshiish.kordhin ugu sameysay ciyaartoyda.kala ah zakiriye .awil . . Munasar husein... salmaan deeq...calamiin maxamed..waxaana goob joog u ahaa gudoomiyaha kooxda Wiriq football club ...SADE DHAGABURO IYO macalinka kooxda SAYID.SADE ..
Kooxda ayaa markasta isku hawsha sidii ay u hormarin lahayd sportska degmada badanaa so kordhisa waxyaaLo ku cusub degmada.
Dhawaan waxaan idin so gudbin dona heshisyo kale iyo taarikhda ciyartoydaas
Mahad sanidiin family🤍
16/08/2023
WIRIQ 1 SALAXUDIIN 0 HALKA AN KASII WADANO GULAHA DHALINYARO FORCE WIRIQ SIDO KLE WAXAN HALKN UGU HAMPALYEYNIYA @ ZAKARIYA AWIL HALKA KASI WAD DADALKAGA POWE ✊🔥
21/04/2023
Guud ahaan muslimiinta calaamka, gaar ahaan ummadda Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan, waxaan ugu hambalyaynayaa munaasabadda Ciidul Fidriga, anaga oo Alle uga baryayna inuu inaga aqbalo soonkii iyo cibaadadii wanaagsanayd ee aynu gudannay intii lagu jiray bishii Barakaysnayd ee Ramadaan.
Ugu dambayn, waxaan Eebbe Weyne ka baryaynaa inuu ciiddan ciiddeeda kale nagu gaarsiiyo caafimaad Nabad , iyo badqaba , barwaaqo.
Ciid Mubaarak🎇🙏
كل عام وانتم بألف خير 🌇
11/04/2023
Bismillah. Waxan dhelayna game kiina lapaad kapka heerka labad ee dagmada apudwak waxana la dhelayna dhigena daljir l.a waxan rajaynina inn gulaysano ❣💪
Wiriq vs daljir
Garonka roobda'ay
Waqtiga 4:30 pm oo galabnimo
Daawasho wacan dhalinyaro i.a ✊✊❣
07/04/2023
ALX 3 POINTS 3 GOALS HALKA ANKA SII WADNO ❣💪
07/04/2023
WAXA GALPTA DHELAYNA KOOB LAGA DAAH FURAY DAGMADA CAPUDWAQ WAXANA LA DHELAYNA DHIGENA HUBAAL FC WAXAAN RAJAYNINYA INAN GULAYZANO L.A FIVA WIRIQ 💪❣⚽️