18/12/2021
Daawo πππππππππ Dhallinyarada π
ππ¦π’π₯π² πππ²π¨ Oo Soodhaweyn igu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Ee
Afar Dhalin Yaraa oo Ugu Maqneed Magaalada Muqdisha Safar Wax Barasho Ee Dib ugu soolaabtay Dagmada Barakaysan Ee waxaana Soo Dhaweenta Ka Qeyb Qaatay Waalidiinta dhallinyarada Imaanaysay
Soodhawaada Zhpaday Kuna Soo Dhawaada Markale Family
13/11/2021
BISMILAAH Kulankan Labaad Ee CAPKA 2021 & 2022
WAXAANA KULANKA LABAAD WADA CIYAARI DOONA LABAD TEAM EE KALA AH
TAYO VS JUBO
/Casiis Fakatax wuxuu Bari Galab U Noqonayaa kulankiisi kowaad Ee uu koxda leyliyo Liega
Garonne istadiom roobd.ay
Time 4:30
Refka CAPKA Waa Ladiif El Shacraawi
Waxaan mahad balaran u jeedinayaa dhamaan tageeraha teamka gabar io wiil qofweyn iyo qofyar
Dhalinyaro guul i.n bari galab I.a labada dhinacba Waxaana Rajaynayaa Kubad Wanaag
Wasalamu calaykum
28/09/2021
Asc Asxaabta Aan U Wada Ducayno Mid Kamid Ah Ciyaartoyda Team Tayo Team Toronto FC Oo Shala Gari Maray Aan Uwada Ducayno Zhpkeen Shafeec Abdi Hakin Salaat (Jeekol) Adoo Caadimaad Qaba Soo Laabo Aapo
Caabudwaaq To Mugdisho Adoo Caafimaad Qaba Soo Nabad Laaboπ€²
10/09/2021
Maanta Waa Maalin Jimca ah Waana Maalinta Ugu Fadliga Badan Aan Uwada Ducayno Qof Walboo Muslim ah Oo Dhintay Io Qof Walboo Maanta Xanuusan Rabi Xanuunka Haka Qaado
Waxaa ilaahay uga Baryayaa
3 XIDIG OO Waqti Ku Sooqaatay Team Tayo Hadana Naga Hooseeya Rabi Janadii Fardowso Hageeyo
Rabi ha uwada Naxariisto Zhpadeen Uu Rabi Naga Jeclaadayπ€²ππππ
27/08/2021
Inaa Lilaahi wa Inaa ilayhi Raajucuun Kulu Nafsi Daa'iqatul Mowt Alaha Ku Naxariisto Cilmi Abdi Oo Ay Ku Dileen Gacan Ka Xaqdaran Saaka Rabi Hakuu Naxariisto Zhp Waxa Uuna Laf Dhabarta Teamka Alow Kuu Naxariisoπππππππππ
13/08/2021
Man of the match
Mustaf Omar Sulaymaan
Horay U Soco Zhp Gacaliye
08/08/2021
Waa Team Lahuboo
Aad u saraysoo
Aad u Sareeyoo
Ku Dadaalaane
Waa Team Lahubo
Wey Qanciyaanoo
Ku Baxay Tayo
Weeye Mudo Soo Mudnaaye
Waa Team Lahubo
Qabtaan Tayo
Bay ka Sheekeeyaan
Waa Lionska Caabudwaaqe
Waa Team La Hubo
β€πͺ
30/07/2021
Comment Like Shere
Team Tayo Team Toronto FC
28/07/2021
Asc Asxaabta Waxaa Maanta Nagatagaya Waa Mid Kamida Jamaahiirta Tayo Ay Ku Duuli Jirtay Oo Safar Maanta Galaya Wuxuu Teamka U Saftay 25 Ciyaar Wuxuu Dhaliyay 15 Goal Wuxuu Caawiyay 10 Waa Xidig Aan idhaba Caadi Ahayn Waxaa Ku Leenahay Zhpkayow Waxaad Aheed Mar Walba Na Dhiirigaliya Wallhi Boosgaad Teamka Ugu Jidhay Cidba Uma Buuxin Karto Zhp Meel Walboo Aad Tagto Zhp Alaha kugu Nabad Yeelo Adoo Nabad ahna Alaha Noo Sookaaceliyo laguu Xiisi Doonaa Zhp
Meel WALBOO AAD TAGTO DADKA HOOYO IO AABE ALAHA KAAHA DHIGO ZHP From Caabudwaaq To Galkacyo
πͺπͺ
Taariiqdaa Ku Xusi Doonta Zhp AhmeTT
25/07/2021
Asc Asxaabta Dhamaantiin Aad Baan Idiin Jecelnahy Hadaanahay Family Tayoβ€π