Team Tayo Team Toronto FC

Team Tayo Team Toronto FC

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Team Tayo Team Toronto FC, Sports Team, Cabuud Waaq.

Photos from Team Tayo Team Toronto FC's post 18/12/2021

Daawo π’π€π–πˆπ‘π‘π€πƒπ€ Dhallinyarada π…πšπ¦π’π₯𝐲 π“πšπ²π¨ Oo Soodhaweyn igu sameeyay Garoonka Diyaaradaha Ee

Afar Dhalin Yaraa oo Ugu Maqneed Magaalada Muqdisha Safar Wax Barasho Ee Dib ugu soolaabtay Dagmada Barakaysan Ee waxaana Soo Dhaweenta Ka Qeyb Qaatay Waalidiinta dhallinyarada Imaanaysay

Soodhawaada Zhpaday Kuna Soo Dhawaada Markale Family




13/11/2021

BISMILAAH Kulankan Labaad Ee CAPKA 2021 & 2022

WAXAANA KULANKA LABAAD WADA CIYAARI DOONA LABAD TEAM EE KALA AH

TAYO VS JUBO

/Casiis Fakatax wuxuu Bari Galab U Noqonayaa kulankiisi kowaad Ee uu koxda leyliyo Liega
Garonne istadiom roobd.ay
Time 4:30

Refka CAPKA Waa Ladiif El Shacraawi

Waxaan mahad balaran u jeedinayaa dhamaan tageeraha teamka gabar io wiil qofweyn iyo qofyar

Dhalinyaro guul i.n bari galab I.a labada dhinacba Waxaana Rajaynayaa Kubad Wanaag

Wasalamu calaykum

Photos from Team Tayo Team Toronto FC's post 28/09/2021

Asc Asxaabta Aan U Wada Ducayno Mid Kamid Ah Ciyaartoyda Team Tayo Team Toronto FC Oo Shala Gari Maray Aan Uwada Ducayno Zhpkeen Shafeec Abdi Hakin Salaat (Jeekol) Adoo Caadimaad Qaba Soo Laabo Aapo

Caabudwaaq To Mugdisho Adoo Caafimaad Qaba Soo Nabad Laabo🀲

10/09/2021

Maanta Waa Maalin Jimca ah Waana Maalinta Ugu Fadliga Badan Aan Uwada Ducayno Qof Walboo Muslim ah Oo Dhintay Io Qof Walboo Maanta Xanuusan Rabi Xanuunka Haka Qaado

Waxaa ilaahay uga Baryayaa

3 XIDIG OO Waqti Ku Sooqaatay Team Tayo Hadana Naga Hooseeya Rabi Janadii Fardowso Hageeyo







Rabi ha uwada Naxariisto Zhpadeen Uu Rabi Naga Jeclaaday🀲😭😭😭😭

Photos from Team Tayo Team Toronto FC's post 27/08/2021

Inaa Lilaahi wa Inaa ilayhi Raajucuun Kulu Nafsi Daa'iqatul Mowt Alaha Ku Naxariisto Cilmi Abdi Oo Ay Ku Dileen Gacan Ka Xaqdaran Saaka Rabi Hakuu Naxariisto Zhp Waxa Uuna Laf Dhabarta Teamka Alow Kuu Naxariiso😭😭😭😭😭😭😭😭😭

Photos from Team Tayo Team Toronto FC's post 13/08/2021

Man of the match

Mustaf Omar Sulaymaan

Horay U Soco Zhp Gacaliye

08/08/2021

Waa Team Lahuboo
Aad u saraysoo
Aad u Sareeyoo
Ku Dadaalaane
Waa Team Lahubo

Wey Qanciyaanoo
Ku Baxay Tayo
Weeye Mudo Soo Mudnaaye
Waa Team Lahubo

Qabtaan Tayo
Bay ka Sheekeeyaan
Waa Lionska Caabudwaaqe
Waa Team La Hubo

❀πŸ’ͺ

Photos from Team Tayo Team Toronto FC's post 30/07/2021



Comment Like Shere

Team Tayo Team Toronto FC

Photos from Team Tayo Team Toronto FC's post 28/07/2021

Asc Asxaabta Waxaa Maanta Nagatagaya Waa Mid Kamida Jamaahiirta Tayo Ay Ku Duuli Jirtay Oo Safar Maanta Galaya Wuxuu Teamka U Saftay 25 Ciyaar Wuxuu Dhaliyay 15 Goal Wuxuu Caawiyay 10 Waa Xidig Aan idhaba Caadi Ahayn Waxaa Ku Leenahay Zhpkayow Waxaad Aheed Mar Walba Na Dhiirigaliya Wallhi Boosgaad Teamka Ugu Jidhay Cidba Uma Buuxin Karto Zhp Meel Walboo Aad Tagto Zhp Alaha kugu Nabad Yeelo Adoo Nabad ahna Alaha Noo Sookaaceliyo laguu Xiisi Doonaa Zhp

Meel WALBOO AAD TAGTO DADKA HOOYO IO AABE ALAHA KAAHA DHIGO ZHP From Caabudwaaq To Galkacyo
πŸ˜ͺπŸ˜ͺ
Taariiqdaa Ku Xusi Doonta Zhp AhmeTT

25/07/2021

Asc Asxaabta Dhamaantiin Aad Baan Idiin Jecelnahy Hadaanahay Family Tayoβ€πŸ™

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Cabuud Waaq?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Cabuud Waaq