Blue Sports

Call Directions Contact the business

Blue Sports Like share and follow

🚨 HERE WE GO! 🚨🔵 Kooxda Warfaafinta ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Muuse Abokor [Khabiirka Kubad sameeyihi gadiidka ...
01/10/2026

🚨 HERE WE GO! 🚨

🔵 Kooxda Warfaafinta ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Muuse Abokor [Khabiirka Kubad sameeyihi gadiidka

Iyadoo kala soo wareegtay kooxda hirdanku kala dhaxeeyo ee W.Gadiidka
Muuse Abokor [Khabiirka] muxuu ku soo kordhin karaa

Koox laguma qiimeeyo hal kulan oo laga badiyay. ⚽️Markii laga adkaaday, dad badan ayaa walaac ka muujiyay sii joogtistoo...
25/09/2026

Koox laguma qiimeeyo hal kulan oo laga badiyay. ⚽️

Markii laga adkaaday, dad badan ayaa walaac ka muujiyay sii joogtistooda heerka koowad . Maanta, dhowr kulan oo xiriir ah oo aan laga badin kadib, kuwii shalay dhaliilayay ayaa haddana dib u taageeraya.

Guuldarro waa qayb ka mid ah kubadda cagta. Kooxda waxaa lagu qiimeeyaa season ama half season , ee ma aha hal kulan oo keliya. 🔥⚽️
Guuled meecaad

Trust the Process....
kooxda xeebaha ayaa saas ina leh oo maanta ciyaartay kulanki koowad ee horyaalka gobolka sanaag
Guuled meecaad

Gaashaan1-0 Maaliyada
14/09/2026

Gaashaan1-0 Maaliyada

Alxamdulillaah marka h**e ilaahay baa mahad oo dhami usugnaatay marka 2aad waalidkay marka 3aad waxaaan u mahad celinaya...
12/09/2026

Alxamdulillaah marka h**e ilaahay baa mahad oo dhami usugnaatay marka 2aad waalidkay marka 3aad waxaaan u mahad celinayaa maamulka cisbitaalka wayn ee ceriGabo ugu h**eeyo maamula cisbitaalka khadar abdi baaruud marka maamulka kooxdayda ugu h**eeyo shiikh dahir apdiraxmaan siciid iyo saxpkay maxamuud salah cige intaa kadib.
waxaan idiin sheegayaa in dhaawaca ishaydu uu yahay miD fudud xaaladayduna ayka wanaagsantahay sidii h**e Waxaan si qalbi furan ugu mahadcelinayaa dhammaan intii iga war haysay, i soo booqatay, fariimaha iyo wicitaannadana igula soo xidhiidhay qof kasta oo ii muujiyay walaac iyo garab istaag , aad baan idiinka mahad celinayaa ilaahay dhamaantiin ha idinka abaal mariyo wlalyaaLL ❤️

Qaar badan oo idinka mid ah way ii soo gaadhi waayeen,waana ucudur daarayaa balse fariimihiinna, ducadiinna iyo dareenkiinna waan dareemay. Aad iyo aad baad ugu mahadsan tihiin jacaylka iyo garab istaagga aad ii muujiseen. Ilaahay dhammaantiin khayr ha idinka siiyo. 🤲❤️

11/09/2026

Go Media Pro
11/09/2026

Go Media Pro

Reff-Mustafe FooxleGuuled meecaad
10/09/2026

Reff-Mustafe Fooxle
Guuled meecaad

Go Media Pro Coming Soon
10/09/2026

Go Media Pro Coming Soon

09/09/2026

Address

Erigavo
252

Telephone

+252633974440

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Blue Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Blue Sports:

Shortcuts

Share

Category