28/04/2024
Saadaaliya Derby London.?
Analyst Football Igula saxiib Bartan si aad ugula socto News-ka, Warbixinaha & xoga Ciyaaraha Dunida.
28/04/2024
Saadaaliya Derby London.?
28/04/2024
🚨Latest News" Kooxda man City ayaa u Muuqata midka Gaabinaysa Ciyaryahanka Kooxda Cristal Place Eberch8 Eze oo ay Xiisaynaysay.Sababo la xidhiidha Dhaawiciisa oo soo Laablaabtay.
28/04/2024
Difaaca Kooxda man City Joško Gvardiol ooka Hadlaya Joogistiisa Kooxdan. "Waxaan dareemayaa inaan gurigaygii joogo, runtiina aad ayaan uga helay halkan marka laga reebo cimilada!. Waxaan u maleynayaa in wax walba oo aan u baahanahay ay halkan yaalaan, run ahaantiina aad ayaan ugu faraxsanahay. "
28/04/2024
🚨NEWS: Wararkii ugu Danbayey Ee suuqa kala iibsiga Horyaalka England Kooxda Liverbool Ayaa Xiisaynaysa 2-dan Ciyaaryahan Waxayna Doonaysa inay Suuqa Xagaaga Uga Faa'iidaysato.
Difaaca Dhexe Ee Xulka Ecuador 🇪🇨 & Kooxda Ciyaarta Horyaalka Jarmalka Ee E.frankfurt Ayay u Aragtaa Saxeex muhiim Ah 21-jirkan ayaa Wuxuna noqondoona Sidanu Wararka ku Helayno Saxeexa 1-aad Ee macalin Arne Slot.
Sidokale Weeraryahanka Garabka midig Ee Kooxda Leeds Summervile Ayaa isna Ah Saxeexa Dhanka Weerarka ay kooxdu u aqoonsatay Bedelka Weeraryahanka Wayn Ee Mo Salah.
22-jirkan ayaa Bandhiga Heersare Ah ka Samaynaya Horyaalka Chanpionshipka 45 Kulan uu Dheelay Waxa u Dhaliyey 20 Goal sidokale wuxu Caawiyey 10 Goal.Reds ayaa u dirtay Indha-indheeyoyaal Waxayna u arkaan Saxeex muhiim AhFoolaad Sportsrts Sportsllow dheh Pagekeena si'aad ula socoto Wararkii ugu Danbayey oo Xaqiiqo Ah Waynakaa saxiibayaal.Abdirisak/Aarka
04/04/2024
Waxa Tahay Tababare u baahan da'yar Weerargaynleh ama (CAM🔟) Waxana suuqa Qiimo jabankuyaalla Labadan Da'yar
Harvey Elliot😯 VS fermin Lopez❤
Midkee ayaad kooxdada keeni Lahayd.?
03/04/2024
Aragti wadaag Waake saxeexi Ugu wanagsan Horyaalka Ingiriiska xili Ciyaaredkan.?
U kala Horaysi siday u kala wanagsanyihiin.
Foolaad Sports
27/03/2024
🚨DEGDEG' Waxa dib u Dhacay soo Kabashada Romeo Lavia wuxuu Seegi doona dhamaan inta xili Ciyaaredkan ka Hadhay.
Halkan uga wac Taagero FC Chelsea ah😂👇
26/03/2024
FULL-TIME' Ingiriiska & Biljamka ayaa Galay Barbardhac 2-2👏
26/03/2024
Hal Erey Ku qeex Da'yarka Lamine Yamal.👇🔥
26/03/2024
🚨Waxa isaga Ciyaarta France VS Netherlands Ku Dhaawacmay Ciyaaryahanka Real Madrid Camavinga.
Real Madrid ayaa dhowaan Waxay La Ciyaari doonta Kooxda kubada Cagta Man city.
26/03/2024
🚨" Adrew Robertson Cabtanka Scotland ayaa Dhaawac uga Baxay Ciyaarta Saxiibtinimo Ee ay la Ciyaarayan N.Ireland.
26/03/2024
🚨Degdeg":" John Stones ayaa dhaawacLooga saaray Ciyaarta hada socota ee England VS Belguim.