Kooxda Ciidanka Asluubta G/ Sanaag

Kooxda Ciidanka Asluubta G/ Sanaag

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kooxda Ciidanka Asluubta G/ Sanaag, Erigavo.

15/01/2026

kooxda ciidanka asluubta gobolka sanaag
maxaad u rajeneysaa kulnka dhoow

13/01/2026

Round 16

21 /1 2026

12/01/2026

Ciyaartii galabta ee ay kooxda Asluubtu ciyaartay, guuldarrada soo gaartay waxaa sababay khaladaad dhanka maamulka kooxda ah, sidoo kale kaadh cas oo ciyaarta laga qaatay daqiiqaddii 20-aad.

Muchka danbe inagoo sidan ka awood badan baan soo laaban doona

11/01/2026

Kulankii 2aad ee kooxda ciidanka asluubta koobka chamionka somaliland
Nasiib wacan baanu rajenya iyo guul

11/01/2026

Mid ka mida weeraryahanda ugu wangsan ee ka soo dhex muuqday koobka chamionka somaliland mahamed cabdi ayanle xunbo

08/01/2026

Asluubiyuun ex maydh guul

Ilaa koobka inoo balana

08/01/2026

Aslubiyuun ex maydh ilaa dhamaadka

Koobka inoo balana

Photos from Kooxda Ciidanka Asluubta G/ Sanaag's post 23/10/2025

Hambalyo labadii ciyaaryahan ee geesiyaasha ahaa Khalid iyo Cawil! Waxaad muujiseen dadaal, is-fahan iyo karti heer sare ah. Guushiinnu waa mid mudan in lagu faano — waad naga farxisay dhammaanteen. Waxaan idiin rajaynayaa guulo kale oo ka sii waaweyn mustaqbalka.

13/09/2025

"Kooxdu waxay si diirran u soo dhowaynaysaa saxeexyada cusub ee ku soo biiray – Nuur iyo ismaciil

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Culinary Team

Attire

Website

Address


Erigavo