Sanaag sports center

Sanaag sports center

Share

Waxaanu iibinaa dhamaan agabta kala duwan ee sports ka

Photos from Sanaag sports center's post 27/09/2023

HAMBALYO HAMBALYO WLLO CILMIGA AAD BARATAY ALLE HA KUGU ANFACO

Photos from Sanaag sports center's post 10/09/2023

Hambalyo Meher
Waxan Hambalyo Halkan Uga Diraya Walaalkay Siciid saalax warsame Iyo Dumashiday Oo Meherkoodu Ka Dhacay Magaalada Ceerigaabo Waxan Idinku Ducayanaya Ducadii Rasuulka naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaate

بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير أو بخير

02/06/2023

Alle ha u naxariiste alle waxaynu u waydiinaynaa in uu uga dhigo qabrigeeda beer ka mid ah beeraha janada eedo faadumo dalmar cabdi oo loo garansho og yahay dhool dalmar

01/06/2023

Ugaas kusoo dhawoow gobolkagii Sanaag

19/02/2021

DHAMMAAN ASXAABTA KUSOO DHOWAADA CARWADA CUSUB EE AGABKA SPORTS

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Website

Address


Telesom Aargada
Erigavo