Kooxdii Ciidanka H**e ee ciidanka Asluubta ceerigaabo oo maanta si rasmi ah ugu wareegtaY magaca wasaarada Caafimadka taas oo aY aad uga mahad celinaYaan maamulka kooxdu Aagasimaha wasaarada Caafimadka Dr.Ahmed Zaki Oo AqbalaY
Taas oo u ka qab qaataY gudoomiyaha xidhiidhka kubada Cagta jsl. Mahamud Abdi Aw_Xirsi isa oo aanu aad uga mahad celinaYno gudoomiyaha
Alla mahadle.
Kooxda C.Asluubta Cerigaabo
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kooxda C.Asluubta Cerigaabo, Sports, Suuqa Berdaha, Erigavo.
20/06/2026
Ku so dhawoow Kooxda Ween ee Asluubta Cerigabo Plyer Axmed maxed yuusuf
18/05/2026
Mahadsanidin dhamaan taageerayaasha Kooxda Ciidanka Asluubta Cerigaabo sidii quruxda badnayd aad kooxda u garab-taagnaydeen intii Koobku socdey, nasiibka iyo qadarka ayaan qorin in aynu Koobka qaadno , waanu ka xunahay inaanu guul-daraysanay maanta, se qadartaan dhinac loo dhaafi karin. Waxaan rajaynaynaa inaanu sidan inagoo ka xoogbadan isku soo noqon doono, madaxiinu kor ha ahaado, guuli way Danbaysaa
Waxanu U hambalyeeynayna dhigayaga Kooxda ciidanka booliska e Goodir Cerigabo Oo ku Gulaysatay Koobka Xuska 18 may Hambalyo saxibayaal
Marlabaad waxay dhamaan maamulka iyo ciyaartoyda kooxdu si qadarin iyo xushmad leh ugu mahadcelinayaan jamaahiirtii taageersanayd kooxda meelkastay joogaan, kuwii garoonka joogay iyo intii daawanaysayba, waad mahadsantihiin taageeradiina waanu idinku faana, idinka la'aantiina kooxdu may guulaysateen.
Final Aslubiyuun
14/05/2026
Ready Aslubiyuun ✊🏻
13/05/2026
Enshalah Guul kuLanka Beri Kooxdu leedahay ✊🏻
Alxamdulilaah 3 points
Kobka Xuska 18 may Aslubiyuun Shaqo ayaa Socota
05/05/2026
Kooxda Ciidanka Asluubta Aaya la Soo wareegtaY Saddex CiYaartoy Oo Lagu XoojinaYo Safka H**e ee kooxda Saaxibayal ku Soo dhawaada kooxda Ciidanka Asluubta
Updyrahman zhigni
Eiise Seat
SakariYe Salaax
Her we Go💪
05/05/2026
TACSI
ALLE HAW NAXARIISTO CABDI AYAANLE SICIID SAMAKAB JANO FARDUUSANA HAKA WARAABIYO.
Halkan Waxan Uga Tacsiyadaynaa Saxiibkayo Maxamed Cabdi AnyaaLe /Xumo.Oo Uu Aabihii Ahaa dhamaan Famliga iyo Asxaabtaba Alle Samir Iyo Iiman Saadiqa Haka Siiyo 🤲
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Telephone
Website
Address
Suuqa Berdaha
Erigavo