Jibriil Buntukh

Jibriil Buntukh

Share

Jimicsigu waa Qayb kamid ah Caafimadka

30/05/2026

🪑

Photos from Jibriil Buntukh's post 27/05/2026

Eiid Mubarak 🤍

25/05/2026

🏆⚽️

Hanbalyo Xulka Caasimada Garowe
Si gaara waxan ugu hanbalyeynanayaa Saaxiibadey
Abdixamiid Thomaska
Abdulqadir Naani
Abdiwahaab Qoor

01/05/2026

Somalilander ❤️

01/05/2026

Insha Allah soo kabasho wacan baan ku rajeyn saaxiib ❤️

11/04/2026

Baafin
waxaan halkan ku baafinaya walalkey oo magaciisu Yahay Siciid Cabdiraxmaan Aadan
Goobta uu ku lumay: Xaafadda New Hargeysa Taariikhda ugu danbaysey xafada iyo gurigii uu ku noola 10/04/2026

Haddaba cidii aragtay ama aad hayso wax xog ah oo wiilkaas ku saabsan raadintiisa fadlan nagala soo xiriir:
📞 [063- 4309430]
📞 [063- 4077962]

Mahadsanidiin .

11/04/2026

Ha dheeraan yaan lagu ilaaabin Hana dhawaan
Yan lagu dhibsane.🤎🤍

08/04/2026

Saadasheyda ciyaaraha caawa 🔥

Liverpool 2 Vs PSG 1
Barcelona 1 vs Atletio Madrid 3

07/04/2026

Habeenada waaweyn, xusuusta koowaad waa Real Madrid.🤍

05/04/2026

🤍

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Erigavo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Erigavo Street
Erigavo