Dalbila footboll club
Dalbila footboll club
DALBILA FOOTBALL CLUP
04/03/2026
natiijaDa
03/03/2026
Waxa Cawa si Rasmi Ah Inugu FurmaYo Cupkiina SanadLaha ahaa ee bisha barakaysn Oo Aan Ku XusayNo Ustaadkena AUN Ustaad Abdiqadir CadaaN KhaLiif Rabi Naxariis Waarta Ha SiiYo Ilaahy Si qurux bdn ha inugu Furo si qurux bdn allah ha inugu dhameyo🙏
29/03/2025
Cawa oo Taariikh-du tahay 29/03/2025-ta waxaa si rasmi ah loo soo gabagabeen doonaa koobkii DalBiLa RamaDaan Cup oo socday muddadii bishii ramadan, koobkan oo ay ka qeyb-galeen 6 kooxood ayaa ahaa mid xamaasaddiisa iyo xifaaltankiisa si aad ah looga dareemayay magaaalada!.
Maamulka sare ee XaafaDa DalBiLa oo koobkan dhigayay tan iyo 2019-kii oo hadda laga joogo muddo 6saNo ah waxaa guul ah inuu koobku sanad kasta kusoo dhamaanayo si cadaalad iyo habsami leh
Cawa waxa la baxin ciyaar-yahanka ugu fiican( Man of the Match) qofkii ku guulaysta ayaa lagu abaal marin dona 30$
14/03/2025
DALBILA FOOTBOLL CULP oo burbursay hshiiski laaska ooo kula jiray macalin SACIID MAXAMED KOORWAYNE una magacaabatay macalinka cusab Dalbila footboll club
Hishiis muddo 5 sanno ah
KULAN YARJICOB ILAAA ASLIHII!!!!
06/03/2025
04/03/2025
CAWA oo ay taariikhdu ku beegan 4-Marso-2025 Waxaa garoonka CiTy CenTer stadium ka furmaya koobkii XafaDa Dalpila FootBall cLuB Ramadaan Cup waxana fooda is daraya kooxaha Fc Generale VS Fc MaReGale wana kulan isha lagu wada haayo waqtiga ciyaarta la baasayana waa 10:00 HabeeNimo ah
22/11/2024
22- Nov-2024. Jimce
Waxaa Macalinka 1,aad ee kooxda DaLbila Football Club Heerka 4aad Loo Magacaabay Abdilaahi Nuur Mohamed.
Waxaa Sidoo KLe Gadoomiyaha Kooxda Dalbila Football club Ee heerka 4aad Loo Magacaabayy Khaliil Cali Faarax
Macalinka Cusub ee kooxda waxaan u rajeynaynaa inuu Shaqdiisa kasoo dhalaali doono waxaana ugu duceynaynaa inuu Allaah u fududeeyo Masuuliyadda Culus ee la Saaray.
Family DaLbiLa Football Club
18/06/2024
Welcom back kabtankii h**e Ee Dalbila footboll club
Khaliil Cali Faarax
15/06/2024
Macklin ku xugeenka cusab Dalbila footboll club
15/06/2024
Dhammaan bahda kooxda dalbila waxay munaasabada ciida idinledahay ciid wanagsan dhammaan muslimiinta meelwalba ay joogan ilaahay hanaka dhigo kuwii ciidan ciideeda kale gaara
dalbila foot pull clup
Click here to claim your Sponsored Listing.
Location
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Galdogob
Gaalkacyo