08/05/2026
SAWIRO
BUURTA.3-1 HALABOKHAD
Qaamuus Media waa madal warbaahineed oo casri ah oo si xirfad leh uga shaqeysa wararka kala duwan, gaar ahaan wararka caadiga ah iyo kuwa ciyaaraha.
Waxaan u heellannahay soo gudbinta xog sugan, warar degdeg ah, iyo falanqeyn dhab ah oo ku saleysan xaqiiq
08/05/2026
SAWIRO
BUURTA.3-1 HALABOKHAD
08/05/2026
SAWIRO
Maamulka, macallimiinta iyo waalidiinta Dugsiga Farsamada Gacanta Galkacyo Gotenbag ayaa qado sharaf soodhawayn iyo sagootin usameyey Wafdigii qaadayey imtixaanka finalka ee ka yimid wasaarada waxbarashada ee dowlada Masar.
Kulanka oo ka dhacay Beerta Bilan ayaa lagu maamuusay macallimiintii h**e, halka sidoo kale lagu soo dhaweeyey gudiga imtixaanka oo sooxiray imtixankii 07/05/2026 oo ka socday Wasaaradda Waxbarashada dalka Masar.
Bahda dugsiga gotenbag iyo waalindiinta ayaa si weyn u bogaadiyey doorka muuqada ee Waasarada waxbarashada dalka masar iyo horumarinta waxbarashada ardayda somaliyed
TOOS: Koobka Caasimadah Puntland ee Calmiskaad oo ay manta Fooda is darayaan Xulalaka Garowe VS Lascanod
TOOS: Koobka Caasimadah Puntland ee Calmiskaad oo ay mantq Fooda is darayaan Xulalaka Bosaaso VS Caluula
07/05/2026
MATCH DAY:
CAASIMADA Bosaaso VS CASIMADA Caluula
Garoonka Shuhadada Stadium Bosaaso
06/05/2026
Ganacsade Mohamed Sheikh Maxamud ayaa maanta xulka Caasimada Gaalkacyo ku maamuusay Qado-sharaf,
waxaa sido kale munasibadda ka soo qayb galay Wasiirka ku xigeenka Wasaradda kaluumaysiga iyo Khayraadka badda , Duqa Degmada Galkacyo, Gudoomiye ku xigeenki h**e Gobalka Mudug, Guddiga tageerada Xulka, qaar ka mid ah Ganacsada Magaalada Bosaaso ee Gobalka Mudug, Xildhibaano iyo masuuliyiin kale.
06/05/2026
**Full Time: Durdur 3–0 X.Carab**
06/05/2026
FULL TIME ! Caasimada Qardho 6:0 Caasimada Buuhoodle | koobka Caasimadaha Puntland ee Calmiskaad.