17/08/2026
Waxaan hambalyo oga diraynaa anagoo ah kooxda ΚΙͺα΄ΙͺΚα΄ s.α΄ gudoomiyaha cusub ee dhalinyarada degaanka cagaaran
waa shakhsigii ugu haboonaa una qalmey xilkaas Waxaan ku rajaynaynaa inaa horumar balaaran dhalinta uhorseedi doonto
Maamulka dhalinyarada iyo ciyaaraha Deg.Cagaaran