Chh Football Club

Chh Football Club

Share

Waa Bogga Rasmigaa ee Kooxda Kubada Cagta CHH FOOTBALL CLUB, ex-{Faluuja} oo ka dhisan Magaalada Gaa

Location head quarter, Galkaio,Puntland,Somalia
Gaalkacyo District
Mudug Region

14/10/2022

Kooxda CHH FC waxay Hambalyo udiraysaa Macalin Nuur Amiin Macalinka Xulka 17 jirada Qaranka Soomaaliya horayna u ahaa Tababarihii Kooxda CHH FC kulanka Berina Guul ayaan urajaynaynaa

17/03/2021


Kooxda kubada cagta ee Chh Football Club , oo ka mid ah kooxaha heer-ka 1aad ee Gobolka Mudug Puntland, waxaa ay maalinta Jimcaha Magaalada Gaalkacyo ku marti galinaysaa kooxda kana dhisan Magaalada Cadaado, Galgaduud, Galmudug.

Ciyaarta ayaa ka dhici doonta Garoonka kubada cagtaa ee Cabdullahi Ciise, Koonfurta Magaalada Gaalkacyo Galmudug, maadaama uu dhisme ku socdo Garoonka Cawaale Stadium.

Mahadsanidin
Kasoo qayb-gal wacan.

09/12/2020


Taageerayaasha iyo dhamaan inta xiisaysah Ciyaaraha Xidigaha Kooxda Kubada Cagta ee Chh Football Club {ex-Faluuja} waxanu ku wargalinaynaah in aad si toosah halkan ugala socon doontaan dhamaan kulamada iyo warbixinada la xiriirah Kooxda, halkanah ay ahaan doonto barta rasmigaa ee ay kuleedahay kooxdu Shirkada Facebook.
Mahadsanidin

08/12/2020

Madaxwaynaha Kooxda Chh Football Club ex {Faluuja} Mudane Cisman Huruuse Haashi kana midah qurbajoogta Puntland ayaa isagoo wakiishay Burhan Abdullahi Shiil waxa uu Lacag dhan $2000 dollar oo uu ugu talagalay Dhiirigalinta Xidigaha Xulka Kubada Cagta ee Puntland ku wareejiyey Xiriirka Kubada Cagta Puntland.

Madaxwaynaha kooxda oo ku sugan Dalka Maraykanka ayaa Xulka kubada Cagta ee Puntland dhawaanah ka qayb galayah Koobka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa ku dhiirigaliyey dadaalkooda bilowga u ah guulsha ay sugayaan shacabka Puntland in ay ka soo hoyaan Koobkaas, isagoona sheegay dhiirigalitiisan in aysan ahayn tii ugu danbaysay ee uu marwalba diyaar uyahay isagoonah kula dardaarmay in ay sii laba jibaaraan dedaalkooda iyo diyaar-garowga.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Telephone

Address


Gaalkacyo