Galkaio City Club

Galkaio City Club

Share

Galkaio City Club

16/02/2026

Ciyaar Saaxiibtimnimo

Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo waxay Ciyaar saaxiibtimnimo galabta Garoonka Cawaale kula yeelan doontaa Kooxda Yamayska

29/11/2025

Super star ka kooxda Dawlada Hoose Degmada Gaalkacyo iyo Xulka Dagmada Galdogob Marwaan Cali Salaad ayaa ku Guulaysatay Xiddigii Ugu Fiicnaa Tartanka Dagmooyinka Gobolka Mudug.

Hormar wacan.

18/03/2025

إنا لله وإنا إليه راجعون

Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan C/kaafi Fooxle Macalim Siciid oo Aabihiis Fooxle Macalim Siciid iyo Walaalkiis C/raxmaan Fooxle Macalim Siciid ay ku Shahiideen Dagaalka lagula jiro Argagixisada ee Buuraha Calmisaad

Photos from Galkaio City Club 's post 18/10/2024

Maamulka iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Dawladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo waxay caafimaad deg deg ah u rajaynayaan Macalim Asad Muuse Jaamac oo shil-gaari ku galay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari.

10/10/2024

👁👁

Photos from Galkaio City Club 's post 07/08/2024

Hambalyo Yamays Fc guleystayaasha Tartanka Cabdullaahi Yuusuf Cup 2024

Photos from Galkaio City Club 's post 06/08/2024

Hambalyo Hambalyo Hambalyo.

Maamulka,Macalimiinta iyo Ciyaartoyda Kooxda Kubadda Cagta Ee Galkaio City Club Waxay Hambalyo kal iyo Laab ah U dirayaan Ciyaaryahanka Kooxda,
Mohamett jama said iyo marwadiisa Ikraan mohamett Ali Oo Aqal Galay.

Ilaahay Ha idin barakeeyo.

27/07/2024

Galabta iyo Afar-dhammadka Koobka C/laahi Yuusuf Cup

Insh Allah guul.

22/07/2024

Mustaqbalka Kooxdu Gacmo Dahaba ayuu Ku jiraaa.

Golden generation

Photos from Galkaio City Club 's post 22/07/2024

RACWI 1-1 Fc Galkaio City Club

Naadiga Kubadda Cagta Fc Galkaio City Club (Dawladda Hoose) wuxuu barbarro 1-1 la galay dhiggiisa RACWI ciyaar ka tirsan Koobka C/laahi Yuusuf Cup

Fc Galkaio City Club ayaa sidaas ku noqotay hoggaamiyaha Group B, una gudubtay Wareegga Afar-dhammadka (Quarter-Final) Koobka C/laahi Yuusuf Cup

22/07/2024

Mahad Super 9

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


Macmuur Road
Gaalkacyo