Elcapitano Abdi 21 official

Elcapitano Abdi 21 official

Share

Somalia

20/07/2023

Macallinka Man Utd, Erik Ten Haag, ayaa kabtannimada kooxda ka qaaday Harry Maguire oo ahaa kabtanka kooxda tan iyo January 2020.

Ten Haag ayaa magacaabi doona kabtan cusub maalmaha soo socda.

Qandaraaska Maguire ayaa ku eg 2025. Waxa uu sheegay in uu ka xun yahay in laga qaado kabtannimada.

Yaa u qalma in xilligaan loo magacaabo kabtan??

Photos from Elcapitano Abdi 21 official's post 05/07/2023

Jiiil dahabi ah oo dhan walba ka dhisan
Badbaado football club azxbta fallow hala dhaho page fallow ku dhiiri gali dhalinyarada zhpyaaaaal

30/06/2023

Dominik Szoboszlai ayaa si cad u sheegay inuu doonayo ku biiro Liverpool.(skysports)

Photos from Elcapitano Abdi 21 official's post 26/02/2023

Asxaabta aaan halkaan zaxiibada ku nahay

Fallow idheha page rasmiga ah
Badbaado football club
Si aaa ula socotaan xogaha kooxda
Aaad baad umahadsan tihiin zhpyaaal

17/10/2022

Man city kooxda sanadka

Photos from Elcapitano Abdi 21 official's post 15/10/2022

Hasan Cadeh waa wiil da'yar oo ku dhiiraday in uu soo saaro ciyaartooy tayo leh, qayb ka mid ah mirihiisa ayaa maanta kaalin muuqata ka qaatay guusha xulka da'yarta ah ee jooga Itoobiya.

Nasiib wanaagsan.

07/10/2022
06/10/2022

Dhaqan wanaaga waxa sharaf ah in bulshada qofka aad kulantaanba wanaag idinka dhaxeeyo.

Ula dhaqan bulshada sida aad jeceshahay in laguula dhaqmo. Zhpada wamaaga u saxiibka ah

Jimce wanaagsan ❤

02/10/2022

Xanaaaqii iyo dagaalkii catoosh yare waan hayaa lkn midi sidii maslaxo aaan ku jeesteen lahaa awey🤣🤣🤣🤣

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


Gaalkacyo