Almacruuf fc

Almacruuf fc

Share

Kooxda Kubada Cagta Almacruuf FC Galkio Mudug

Photos from Almacruuf fc's post 10/02/2026

Dhamaan ciyartoyda iyo Macalimiinta ayaa soodhaweyn ugu sameeyey captanka kooxda ciyaaryahan abdijibar fishta oo kusoo guulaystay laacibkii ugu fiicna tartanka degmoyinka g.doolo.

08/02/2026

Update: 08/Feb/2026 Magacaabis Macalinka cusub ee Kooxda Almacruuf FC.

08/01/2026

Waa wax Aad looga Xumaado xariga Sharci darada Ah ee mudada 3 maaalin Ah uu ku xiran yahay wariye Sports Shucayb Maayo oo berbara u Aaday Soo Bandhigista xirfadleyaasha kubada cagta ee ka Qayb galaya tartanka horyaalka somaliland

Bahda dhalinyarada iyo ciyaaraha soomaaliland Gaar ahaan xirfadleyaasha kubada cagta Shucayb Mayo. Wuxuu usoo safray si uu sawiro iyo muuqaalo qurxoon idinkaga duubo Ma mudnayn xarig iyo Cago juglayn

Photos from Xiriirka Kubadda Cagta Puntland's post 23/12/2025

Hambalyo Khadar Axmed Abshir (ina karar ) waxaan hubaa inaad aad shaqado laguu igmaday kasoo dhalaali doonto masuuliyada aad qaday waa mid Culus Alaha kuu fududeeyo Ustaad Abdihakim Xaynwade Waad asiibtay shaqsiga shaqadaas ka sii bixi karo waana kaaga marag celineenaa sida ufan aad shaqada uwadaa adiga iyo tiemkaaga waadna ku mahadsantihiin

21/06/2025

Hambalyo
Waxaan so dhaweynaynaa hogaanka cusub ee xiiirka kubada ca**ta puntland oo loo dortay
USTAD XAKIIKI IYO MR CUNAAYA
HAMBALYO

Photos from Almacruuf fc's post 21/05/2025
Photos from Almacruuf fc's post 21/05/2025

BISMILLAH

Hambalyo waxa ay siwada jir ah mamulka macaliminta ciyariyahanada iyo tagera yasha koxda Almacruuf fc waxay hambalyo udirayaan Ise Abdirahman awhasan ( ciise Akhyaar) loodortay gudomiyah dhalinyarada iyo ciyaraha gobolka mudug .

Ilaahay shaqada lagu igmaday Alle hagu asturo i.a
Waxan ku rajeynaynaa guul I.a

01/03/2025

Best talents Sandheer big ✊️

28/02/2025

Hambalyo hambalyo hambalyo

Dhamaan madaxda iyo maamulka kooxda Almacruuf fc waxay ugu Hambalyeynayaan umada islamka Gaar ahaan Bulshada soomaaliyeed

Meel walba ay joogaan Dhalashada bisha barakaysan Ee Ramadaan

Ramadaan mubaarak Ramadaan mubaarak 💙🙏

21/02/2025

My boys
Cali calioyow ✊️ 👌 🙏

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Telephone

Website

Address


MUdug
Gaalkacyo
5555