Chelsea Somali fans 252

Chelsea Somali fans 252

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Chelsea Somali fans 252, Sports, C/laahi macalin, Gaalkacyo.

23/06/2020

MOUNT .

21/06/2020

Kooxda Chelsea ayaa Galabta Marti u noqon doonta kooxda Astonvilla saacadu markay Tahay 6:15 .

Insha Allah Guul

Waxaa qorey : Abdi Nazir Naaji

20/06/2020

Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ugu dambayn ka hadlay xiddiga dhawaan ku biiray kooxda Chelsea ee Timo Werner oo ay kooxdiisu markii h**e u muuqatay mida ugu cad cad ee la saxeexan karaysay isla markaana inta ugu badan lala xidhiidhinayay.

Werner qudhiisa ayaa la fahamsanaa in halka uu doonayay inuu tagaa ay ahayd gegida Anfield iyadoo ay warar h**e xataa sheegayeen in tababare Klopp qudhiisu uu qaab maqal iyo muuqaal ah ula sheekaystay xiddiga RB Leipzig kasoo dhaqaajinaya.



Kaddib xiisaha ay u muujinayeen saxeexiisa, xaalada dhaqaale xumo ee uu keenay xanuunka Korona ayaa ku qasbay Liverpool inay dib u fikirto taas oo Werner u caddaysay inaysan kooxdaasi saxeexiisa doonayn isla markaana fursad weyn siisay Chelsea.

Werner ayaa heshiis 47.5 Milyan Pound ah Khamiistii si rasmi ah ugu biiray Chelsea isagoo mushahar dhan 170,000 oo Pound qaadanaya toddobaadkii.

Haddaba, Klopp oo haatan 24 sano jirka ay Germany kasoo wada jeedaan ee Blues ku biiray wax laga weydiiyay ayaa ku tilmaamay su’aashaas mid qosol badan isaga oo diiday inuu ka hadlo heshiis ay koox kale samaysay.

Jurgen ayaa yidhi isaga oo ugu horreynba ka jawaabaya su’aasha laga weydiiyay inay Chelsea la saxeexatay Timo Werner oo bar-tilmaameed u ahaa “Taasi waa mid qosol badan”

“Anagu k**a hadalno heshiisyada ee waanu samaynaa haatana waxaan ka hadli doonaa heshiis Chelsea ah, waa mid qosol leh, miyaan sidaas sameeyaa (Oo aan ka hadlaa)?”

“Dhab ahaan ma jirto waxaan ka idhaahdaa, Timo Werner xaqiiqdii waa ciyaaryahan kubadda cagta ah oo wanaagsan haatana waxa uu u ciyaarayaa Chelsea xilli ciyaareedka dambe, waa taas”

Waxaa qorey : ADMIN Abdi Nazir Naaji

20/06/2020

Duhur wanaagsan dhaman chelsea fans meel walba ood dunida ka joogtan sxbyaal

Ma la is dhihi karaa waan helay mid wlba badalkiisa ciyaaryahdii pedro willian Eden Hazard

Fikirkaaga hoos iigu reeb🔵

admin Abdulahi macalin Abdi🔵

20/06/2020

HADII AAD TAHAY TAAGEERE CHELSEA AH PAGE kAAN LIKE IYO FOLLOW SAAR

19/06/2020

LOVE KU QABO JAMAAHIIRTA BLUES .

19/06/2020

Way adag tahay inaad sadex xiddig oo tayo sare leh aad Ku hesho qiimo jaban .

Ziyech √ 37.5 m
Werner √ 47.5 m
Kovacic √ 50.0 m.

Blues kooxda ugu ganacsiga wanaagsan suuqa kala iibsiga iney tahay ma isku Raacnay .

Abdi Nazir Naaji

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Gaalkacyo?

Click here to claim your Sponsored Listing.

Location

Category

Website

Address


C/laahi Macalin
Gaalkacyo