17/08/2026
ππ HAMBALYO HAMBALYO! πβ€οΈ
Waxaan hambalyo u diraynaa qaar ka mid ah dhallinyarada kooxda XFDa oo ku guuleystay imtixaanka Dowladda F.8-aad. ππ
π€² Alle ha idiin barakeeyo cilmiga aad barateen, hana idinka dhigo kuwo cilmigooda ku anfaca naftooda, waalidkood iyo bulshadoodaba. Aamiin.
Sidoo kale hambalyo dhammaan ardayda Soomaaliyeed ee qalin-badalaysa. ππΈπ΄
β¨ Guulo badan iyo mustaqbal ifaya ayaan idiin rajaynaynaa! β€οΈπ
Hambalyadu Waa dhankiina Asxaabteena π£π
01/08/2026
Qaar ka mid ah ciyaartoyda Kooxda Badbaado FC ayaa ka soo muuqday Tartanka Degmada Ceelguula.
Waxaan dhammaantood u rajaynaynaa guul, caafimaad iyo horumar. Sii wada dadaalka iyo matalaadda wanaagsan. Guul mar walba! π©Έπ«Άπ«π
.
.
.
.
.
.
.
One Family π«π«‘
24/06/2026
π HAMBALYO BADBAADO FC! π
Alxamdulillaah π€²β€οΈ
Waxaan hambalyo iyo bogaadin u direynaa dhammaan bahda Badbaado FC oo ku guuleysatay Koobka Isdhexgalka Dhalinyarada Soomaaliyeed kadib dadaal, juhdi iyo ciyaar qurux badan oo ay soo bandhigeen.
Final-ka tartanka ayaa dhex maray SINAAY iyo BADBAADO, iyadoo Badbaado FC ay ku guuleysatay koobka si sharaf leh.
Waxaan sidoo kale u mahadcelineynaa Kooxda Sinaay oo juhdi iyo didaal bdn suubisay , kuwaas oo qeyb ka ahaa guusha iyo quruxda tartanka.
β½ Ciyaaruhu waa Midnimo, Isdhexgal iyo Horumar Dhalinyaro.
π₯ CHAMPIONS β BADBAADO FC ππ€π
01/06/2026
Warqad Raali galin Ah π£βοΈππ
01/06/2026
FULL-TIME: BADBAADO FC 4οΈβ£-1οΈβ£ XIDIGAHA FC βοΈπ€²
Alxamdulillaah +3 dhibcood oo kale. Mahad oo dhan Allaah SWT ayay u sugnaatay oo nagu garab galay inaan garoonka galno kana soo baxno annagoo caafimaad qabno .
Waxaan kle oo halkaan mahadcelin balaaran udiraynaa taageerayaasheenna garoonka iyo bannaankaba nagu garab istaagay. π«β€οΈ
Famous Badbaado! Ilaa dhmaadka guul iyo kubad qurux badan baan idin leeNahay π¦ππ
01/06/2026
MATCH DAY β½οΈ
BADBAADO FC π XIDIGAHA FC
Kulankeena 2-aad ee Koobka Heerka 2aad Degmada Galkacyo Glbty Max noo rajaynaysiin asxabteena i..a π£βοΈ
Like Iyo Comment Kasoo Muuqo β€οΈπ
π Dhamaan taageerayaasha xaafadda iyo kuwa kooxda BADBAADO FC, waxaan idiin rajaynaynaa daawasho wacan.
29/05/2026
ππ JUMCO KARIIM & EIDUL ADXA MUBAARAK β€οΈ
Dhamaan asxaabta nagu xiran, waxaan idiin rajaynaynaa Jimco kheyr badan iyo Ciid barakeysan. Ilaahay ha naga aqbalo ducada, cibaadada iyo camalka wanaagsan dhammaanteen. π€²β¨
Like IYO Comment πβ€οΈ
26/05/2026
πβ¨ CIIDUL ADXA MUBAARAK β¨π
BADBAADO FC waxay dhammaan umadda Muslimiinta ah u rajaynaysaa Ciid farxad, nabad iyo barwaaqo leh. π€²ππ
ΨͺΩΨ¨Ω Ψ§ΩΩΩ Ω
ΩΨ§ ΩΩ
ΩΩΩ
Ψ΅Ψ§ΩΨ Ψ§ΩΨ£ΨΉΩ
Ψ§Ω β€οΈ
LIKE IYO COMMENT halaga soo muuqdo πβ€οΈ
21/05/2026
Sawiro Kulanka π·
Like Iyo Comment halaga soo muuqdo dhmaan asxabteena ππ
Page ka hoos dhac baa ku yimid kor hanaloo qaado Follow iyo shere hala dhaho zxipyal πβοΈπ